{"id":501719,"date":"2023-11-17T13:46:26","date_gmt":"2023-11-17T10:46:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501719"},"modified":"2023-11-17T13:46:26","modified_gmt":"2023-11-17T10:46:26","slug":"hayadda-maareynta-musiibooyinka-sodma-oo-beydhabo-gaatsiisay-shixnad-mucaawino-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-maareynta-musiibooyinka-sodma-oo-beydhabo-gaatsiisay-shixnad-mucaawino-ah\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka SODMA oo Beydhabo gaatsiisay shixnad mucaawino ah"},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA ayaa maanta oo Jimco ah markii Sadaxaad waxa ay diyaarad sidday shixnad mucaawino ah u dirtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Gargaarkaan oo garayaa ilaa 10-tan oo isugu jira noocyada raashinka fudud,ayaa loogu talagalay in la gaarsuuyo dadka ay saameeyeen fatahaadda roobabka ee ka jira gobollo badan oo Soomaali ah.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda SODMA oo gacan ka helaya Dowladda Soomaaliya waxaa ka go&#8217;an caawinta iyo u gargaarida bulshada Soomaaliyed ee ay dhibaatadu ka soo gaartay \u00a0fatahaadaha.<\/p>\n<p>Baydhabo waxa ay ka mitahay Magaaloyinka ay sameeyeen daadadka El-Ni\u00f1o oo keentay waxyeello iskugu jiray Dhimasho iyo Burbur hantiyadeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA ayaa maanta oo Jimco ah markii Sadaxaad waxa ay diyaarad sidday shixnad mucaawino ah u dirtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed. Gargaarkaan oo garayaa ilaa 10-tan oo isugu jira noocyada raashinka fudud,ayaa loogu talagalay in la gaarsuuyo dadka ay saameeyeen fatahaadda roobabka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":501720,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501719","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501719","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501719"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501719\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501721,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501719\/revisions\/501721"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501720"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501719"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501719"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501719"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}