{"id":501716,"date":"2023-11-17T13:42:24","date_gmt":"2023-11-17T10:42:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501716"},"modified":"2023-11-17T13:42:24","modified_gmt":"2023-11-17T10:42:24","slug":"ciidanka-booliska-jubbaland-oo-gacanta-ku-dhigay-142-kiillo-oo-xashiish-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-booliska-jubbaland-oo-gacanta-ku-dhigay-142-kiillo-oo-xashiish-ah\/","title":{"rendered":"Ciidanka Booliska Jubbaland oo\u00a0 gacanta ku\u00a0 dhigay 142-Kiillo oo xashiish ah."},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa manta howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay laba eedeysane oo watay gaari lagu soo qariyay xashiish gaaraya 142-Kiillo.<\/p>\n<p>Saraakiil u hadlay Boliiska ayaa sheegay inXashiishkan lagu soo qabtay laba eedaysane iyo gaadhi nooca Soomaalidu u taqaan Afjiir,kaas oo sidday ciidda lagu dhiso guryaha si ciidamada Ammaaka looga qariyo mukhaadaraadkaasi..<\/p>\n<p>Ciidama Booliska Jubbaland waa kuwo loo tababaray kahortagga walxaha halista ku ah shacabka,waxayna mar kasta diyaar u yihiin in ay la dagaalamaan dadka ka ganacsada walxaha maanka dooriya.<\/p>\n<p>Sidoo kale,Ciidamada Booliska waxa ay har iyo habeen u taagan yihiin sugidda amniga iyo ka hortagga cid kasta oo isku dayda in ay khalkhal galiso amniga shacabka iyo kan dowlad goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa manta howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay laba eedeysane oo watay gaari lagu soo qariyay xashiish gaaraya 142-Kiillo. Saraakiil u hadlay Boliiska ayaa sheegay inXashiishkan lagu soo qabtay laba eedaysane iyo gaadhi nooca Soomaalidu u taqaan Afjiir,kaas oo sidday ciidda lagu dhiso guryaha si ciidamada Ammaaka looga qariyo mukhaadaraadkaasi.. Ciidama Booliska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":501717,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501716","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501716","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501716"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501718,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501716\/revisions\/501718"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501717"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}