{"id":501655,"date":"2023-11-16T16:30:22","date_gmt":"2023-11-16T13:30:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501655"},"modified":"2023-11-16T16:30:22","modified_gmt":"2023-11-16T13:30:22","slug":"xulka-qarankeena-oo-caawa-isreeb-reebka-koobka-adduunka-la-ciyaari-doona-xulka-algeria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xulka-qarankeena-oo-caawa-isreeb-reebka-koobka-adduunka-la-ciyaari-doona-xulka-algeria\/","title":{"rendered":"Xulka Qarankeena oo caawa isreeb-reebka Koobka adduunka la ciyaari doona Xulka Algeria"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Xulalka kubadda cagta ee Qarankeen ayaa caawa la ciyaari doona dhiggiisa dalka Algeria kulan ka tirsan isreeb-reebka\u00a0 koobka Adduunka 2026 qeybta Qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Ciyaarta ayaa bilaaban doontaa 7:00 PM, waxaana lagu ciyaari doonaa Garoonka; Mandella Stadium oo qaada 40,784 taageere.<\/p>\n<p>Taariikhda waa markii ugu horeysay oo ay tartan rasmi ah ku kulmayaan labada xul, dhinaca kale waa markii ugu horeysay oo ay Soomaaliya ciyaareyso wareega group-yada ee isreeb-reebka koobka Adduunka 2026 ee dalalka Afrika.<\/p>\n<p>Algeria waxa ay koobka Adduunka ka qeyb gashay 4 jeer, waxa ayna raadinaysaa in markii 5-aad iska xaadiriyaan koobka aduunka ee 2026-ka.<\/p>\n<p>Xulka Qaranka Soomaaliya hal jeer oo kaliya ayuu badiyey kulan ka tirsan isreeb-reebka koobka Adduunka waxa ay ahayd, sanadkii 2019-kii xilligaas uu xulkeena 1-0 kaga adkaatay Xulka dalka Zimbabwe.<\/p>\n<p>Marka la eego qiimeynta iyo awooda labada Xul ay ku leeyihiin kubadda cagta, xulka Algeria waxa uu Qiimeynta FIFA kaga jiraan kaalinta 33-aad Halka xulka Qaranka ee Soomaaliya uu ka jiro booska 196-aad.<\/p>\n<p>Xulka Soomaaliya oo xidigaha matalaya laga\u00a0 soo xulay gudaha iyo dibadda waxa uu ku jiraa Group-G waxaana ku wehliya\u00a0 Algeria, Guinea, Uganda, Mozambique iyo Botswana<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Xulalka kubadda cagta ee Qarankeen ayaa caawa la ciyaari doona dhiggiisa dalka Algeria kulan ka tirsan isreeb-reebka\u00a0 koobka Adduunka 2026 qeybta Qaaradda Afrika. Ciyaarta ayaa bilaaban doontaa 7:00 PM, waxaana lagu ciyaari doonaa Garoonka; Mandella Stadium oo qaada 40,784 taageere. Taariikhda waa markii ugu horeysay oo ay tartan rasmi ah ku kulmayaan labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":501656,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,85,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501655","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ciyaaraha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501655","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501655"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501655\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501657,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501655\/revisions\/501657"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501656"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}