{"id":501549,"date":"2023-11-14T22:09:53","date_gmt":"2023-11-14T19:09:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501549"},"modified":"2023-11-14T22:09:53","modified_gmt":"2023-11-14T19:09:53","slug":"raiisul-wasaare-xamsa-oo-sagootiyey-khuburo-tababar-sare-loogu-diray-malaysia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-sagootiyey-khuburo-tababar-sare-loogu-diray-malaysia\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Xamsa oo sagootiyey khuburo tababar sare loogu diray Malaysia"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): R\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan sagootin ah la qaatay khubaro ka tirsan Hay\u2019adaha Dowladda Soomaaliya oo u ambabaxaya dalka Maleysiya halkaasi oo ay ku soo qaadan doonaan barnaamij la xiriira Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa sheegay in khuburadan ay ubuc u yihiin qorshaha casriyeynta dowladnimada casriga ah ee dalkeena, maadaama ay ku tababari doonaan kumaankun oo ka tirsan shaqaalaha dowladda nidaamka casriga ah ee la jaanqaadaya tiknaloojiyadda iyo horumarka, si meesha looga saaro caqabadaha ku horgudban adeegyada dowladda iyo horumarka waara oo bulshada ay gaarto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): R\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan sagootin ah la qaatay khubaro ka tirsan Hay\u2019adaha Dowladda Soomaaliya oo u ambabaxaya dalka Maleysiya halkaasi oo ay ku soo qaadan doonaan barnaamij la xiriira Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya. Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa sheegay in khuburadan ay ubuc u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":501550,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501549","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501549","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501549"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501549\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501551,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501549\/revisions\/501551"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501550"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501549"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501549"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501549"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}