{"id":501546,"date":"2023-11-14T22:04:25","date_gmt":"2023-11-14T19:04:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501546"},"modified":"2023-11-14T22:04:25","modified_gmt":"2023-11-14T19:04:25","slug":"hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-gargaar-gaarsiisay-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-gargaar-gaarsiisay-baydhabo\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda maaraynta musiibooyinka oo gargaar gaarsiisay Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Hay&#8217;adda maareynta musiibooyinka ee SoDMA ayaa maanta markale waxa ay shixnad gargaar ah u dirtay magaalada Baydhabo oo bulshada ku nool wajahayaan xalaad adag kadib markii magaaladas uu ku rogmaday daadad xoogan oo ka dhashay roobka dayrta oo halkaas ka da&#8217;ay.<\/p>\n<p>Mucaawinadaan ayaa loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka sameenta ay ka soo gaartay daadadkaas , waxaana hay\u2019adda SoDMA ka go&#8217;an caawinta iyo u gurmashada bulshada soomaaliyeed ee iskugu darsoomay fatahaadaha Wabbiyada iyo daadadka #Elnin\u0303o.<\/p>\n<p>Hore sidaan oo kale hay\u2019adda waxa ay deeq gargaar ah ugu dirtay magaalada Doolow, sidoo kale ilaa shan doonyood waxa ay u dirtay gobolka Gedo oo iskugu darsoomen daadad iyo fatahaado uu sameeeyey wabbiga Jubba si loo badbaadiyo Shacabka halkaas ku nool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Hay&#8217;adda maareynta musiibooyinka ee SoDMA ayaa maanta markale waxa ay shixnad gargaar ah u dirtay magaalada Baydhabo oo bulshada ku nool wajahayaan xalaad adag kadib markii magaaladas uu ku rogmaday daadad xoogan oo ka dhashay roobka dayrta oo halkaas ka da&#8217;ay. Mucaawinadaan ayaa loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka sameenta ay ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":501547,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501546","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501546","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501546"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501548,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501546\/revisions\/501548"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501547"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}