{"id":501543,"date":"2023-11-14T18:39:42","date_gmt":"2023-11-14T15:39:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501543"},"modified":"2023-11-14T18:39:42","modified_gmt":"2023-11-14T15:39:42","slug":"wasaaradda-warfaafinta-oo-u-hambalyeysay-jilaa-cabdiraxmaan-fiilo-oo-bilad-ku-guuleystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-u-hambalyeysay-jilaa-cabdiraxmaan-fiilo-oo-bilad-ku-guuleystay\/","title":{"rendered":"Wasaaradda warfaafinta oo u hambalyeysay Jilaa Cabdiraxmaan Fiilo oo bilad ku guuleystay\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda FS mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac, wasiir ku xigeenka wasaaradda mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala, agaasimaha guud ee wasaaradda Cabdulaahi Xayir Ducaale iyo waaxyaha kale ee wasaaradda ayaa u hambalayeeyey Jilaa Cabdiraxmaan Fiilo oo ku guuleystay biladda Jilaaga ugu wanaagsan Afrika (AEA USA) oo lagu qabtay magaalada New York ee dalja Maraykanka.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Fiilo ayaa ku guuleystey tartan codayn ah oo ay kula loolameen qaar ka mid ah jilayaasha ugu waawayn qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta wasaaradda ayaa jilaaga oo ka tirsan wasaaradda ku bogaadiyey guusha muhiimka ah ee uu gaaray, iyagoo ku dhiirri galiyey inuu hibadiisa ugu adeego dalkiisa iyo dadkiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda FS mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac, wasiir ku xigeenka wasaaradda mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala, agaasimaha guud ee wasaaradda Cabdulaahi Xayir Ducaale iyo waaxyaha kale ee wasaaradda ayaa u hambalayeeyey Jilaa Cabdiraxmaan Fiilo oo ku guuleystay biladda Jilaaga ugu wanaagsan Afrika (AEA USA) oo lagu qabtay magaalada New [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":501544,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501543","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501543","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501543"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501545,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501543\/revisions\/501545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501544"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}