{"id":501537,"date":"2023-11-14T18:17:50","date_gmt":"2023-11-14T15:17:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501537"},"modified":"2023-11-14T18:17:50","modified_gmt":"2023-11-14T15:17:50","slug":"kulamada-aqalka-sare-oo-dhawaan-bilaabanaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulamada-aqalka-sare-oo-dhawaan-bilaabanaya\/","title":{"rendered":"Kulamada aqalka sare oo dhawaan bilaabanaya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka 1-aad ee kalfadhiga 4aad ee guddiga joogtada Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa lagu go\u2019aamiyey in Nofeembar 25, 2023 ay noqoto maalinta uu sida rasmiga ah u furmi doono kalfadhiga 4aad ee Baarlamaanka 11aad.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa goobjoog ahaa Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka 1-aad ee kalfadhiga 4aad ee guddiga joogtada Aqalka Sare. Kulanka ayaa lagu go\u2019aamiyey in Nofeembar 25, 2023 ay noqoto maalinta uu sida rasmiga ah u furmi doono kalfadhiga 4aad ee Baarlamaanka 11aad. Kulanka waxaa goobjoog ahaa Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":501538,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501537","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501537","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501537"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501537\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501539,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501537\/revisions\/501539"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501538"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}