{"id":501527,"date":"2023-11-14T16:13:30","date_gmt":"2023-11-14T13:13:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501527"},"modified":"2023-11-14T16:13:30","modified_gmt":"2023-11-14T13:13:30","slug":"raiisal-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-kormeer-ugu-tagay-dadka-ay-daadadku-saameeyeen-ee-baydhabo-ku-sugan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-kormeer-ugu-tagay-dadka-ay-daadadku-saameeyeen-ee-baydhabo-ku-sugan\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisal wasaare ku xigeenka dalka oo kormeer ugu tagay dadka ay daadadku saameeyeen ee Baydhabo ku sugan"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho (SONNA): Raiisul wasaare ku xigeenka xukuumadda JFS mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo si uu ugu kuur-galo xaaladda dadka ay saameyeen daadadka ka dhashay roobabka deyrta (El-nino).<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Mudane Saalax oo ay weheliyaan masuuliyiinta hay\u2019adda SoDMA, xubno kamid ah hey\u2019adaha samafalka iyo saaxiibbada caalamiga ah ayaa booqday xeryaha qaxootiga iyo dadka nugul oo ay waxyeello iyo barakac kale kasoo gaartay roobabka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa kulammo la yeeshay Madaxweynaha dowladda Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo sidoo kale hay\u2019adaha ka shaqeeya gargaarka, isagoo kula dardaarmay in la mideeyo dhammaan dadaallada socda si gurmad loo gaarsiiyo dadka biyuhu saameeyeen isla markaana looga hortago cudurrada ka dhasha biyaha.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan ganacsatada iyo qurba-joogta Soomaaliyeed inay usoo gurmadaan dadka dhibaataysan ee ay roobabku saameeyeen.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Raiisul wasaare ku xigeenka xukuumadda JFS mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo si uu ugu kuur-galo xaaladda dadka ay saameyeen daadadka ka dhashay roobabka deyrta (El-nino). Mudane Saalax oo ay weheliyaan masuuliyiinta hay\u2019adda SoDMA, xubno kamid ah hey\u2019adaha samafalka iyo saaxiibbada caalamiga ah ayaa booqday xeryaha qaxootiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":501528,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501527","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501527","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501527"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501527\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501533,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501527\/revisions\/501533"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501528"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501527"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501527"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501527"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}