{"id":501493,"date":"2023-11-13T20:52:22","date_gmt":"2023-11-13T17:52:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501493"},"modified":"2023-11-13T20:53:04","modified_gmt":"2023-11-13T17:53:04","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kulan-la-yeeshay-safiirka-uk-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kulan-la-yeeshay-safiirka-uk-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Safiirka UK ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mike Nithavrianakis.<\/p>\n<p>Kulanka Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa diiradda waxaa lagu saaray horumarinta iskaashiga istaraatiijiyadeed ee UK iyo Soomaaliya, wax ka qabashada saameynta El Ni\u00f1o, iyo u diyaargarowga shirweynaha caalamiga ah ee cunnada kaas oo lagu wado in dhawaan uu ka dhaca dalka Ingiriiska.<\/p>\n<p>Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mike Nithavrianakis ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ugu mahadceliyey soo dhaweynta uu ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka.<\/p>\n<blockquote class=\"twitter-tweet\" data-width=\"550\" data-dnt=\"true\">\n<p lang=\"en\" dir=\"ltr\">President <a href=\"https:\/\/twitter.com\/HassanSMohamud?ref_src=twsrc%5Etfw\">@HassanSMohamud<\/a> held a meeting with British Ambassador to Somalia, Mike Nithavrianakis <a href=\"https:\/\/twitter.com\/MikeNith1?ref_src=twsrc%5Etfw\">@MikeNith1<\/a>. The discussion focused on enhancing the UK-Somalia strategic partnership, addressing the impact of El Ni\u00f1o, and preparations for the upcoming Global Food Summit. <a href=\"https:\/\/t.co\/s43zsxwgsC\">pic.twitter.com\/s43zsxwgsC<\/a><\/p>\n<p>&mdash; Villa Somalia (@TheVillaSomalia) <a href=\"https:\/\/twitter.com\/TheVillaSomalia\/status\/1724119124358410243?ref_src=twsrc%5Etfw\">November 13, 2023<\/a><\/p><\/blockquote>\n<p><script async src=\"https:\/\/platform.twitter.com\/widgets.js\" charset=\"utf-8\"><\/script><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Boqortooyada Ingiriiska waxa ay ka mid tahay dalalka xiriirka wanaagsan kala dhaxeeya dowladda Soomaaliya, waxa ayna ka taageertaa dhanka dhismaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo arrimaha Beni\u2019aadannimada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mike Nithavrianakis. Kulanka Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa diiradda waxaa lagu saaray horumarinta iskaashiga istaraatiijiyadeed ee UK iyo Soomaaliya, wax ka qabashada saameynta El Ni\u00f1o, iyo u diyaargarowga shirweynaha caalamiga ah ee cunnada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":501494,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501493","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501493","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501493"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501496,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501493\/revisions\/501496"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501494"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}