{"id":501489,"date":"2023-11-13T20:39:27","date_gmt":"2023-11-13T17:39:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501489"},"modified":"2023-11-13T20:39:27","modified_gmt":"2023-11-13T17:39:27","slug":"wabiga-shabeelle-oo-ku-fatahay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wabiga-shabeelle-oo-ku-fatahay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay deegaannada Buula-mareer iyo Golweyn ee gobolka Shabeelaha hoose, waxaana sawiro halkaas laga soo qaaday muujinayaa saameynta iyo fataahadda Wabiga<\/p>\n<p>Wakiil wareedka Telefishinka Qaranka ee gobolka Sh\/hoose ayaa soo warinaya in kannaalada biyaha Wabiga gudbiya ay sababeen fataahadda, waxaa ayna saameyn xooggan ku yeesheen dalaggii Beeraha ee dhawaan la beeray<\/p>\n<p>Sidoo kale degmooyinka Afgooye, Awdheegle iyo Jannaale ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa iyana webiga ku fatahay, balse ma\u2019uusan geysan wax khasaare nafeed.<\/p>\n<p>Digniino hor leh ayaa laga soo saaray fatahaad wabeiga Shabeelle, iyada oo Hay\u2019adda Sodma ay digniin u dirtay dadka degan hareeraha wabiga iyo goobaha biyo mariinnada, xilli guud ahaan dalka ay ka da\u2019een Roobab wata biyo badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay deegaannada Buula-mareer iyo Golweyn ee gobolka Shabeelaha hoose, waxaana sawiro halkaas laga soo qaaday muujinayaa saameynta iyo fataahadda Wabiga Wakiil wareedka Telefishinka Qaranka ee gobolka Sh\/hoose ayaa soo warinaya in kannaalada biyaha Wabiga gudbiya ay sababeen fataahadda, waxaa ayna saameyn xooggan ku yeesheen dalaggii Beeraha ee dhawaan la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":501490,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501489","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501489","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501489"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501491,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501489\/revisions\/501491"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501490"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}