{"id":501427,"date":"2023-11-13T14:44:48","date_gmt":"2023-11-13T11:44:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501427"},"modified":"2023-11-13T14:46:30","modified_gmt":"2023-11-13T11:46:30","slug":"wasiir-jaamac-oo-muqdisho-ka-daahfuray-qorshaha-qaran-ee-isgaarsiinta-xaaladaha-degdega-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-jaamac-oo-muqdisho-ka-daahfuray-qorshaha-qaran-ee-isgaarsiinta-xaaladaha-degdega-ah\/","title":{"rendered":"Wasiir Jaamac oo Muqdisho ka daahfuray qorshaha qaran ee isgaarsiinta xaaladaha degdega ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif ayaa magaalada Muqdisho maanta ka daahfuray qorshaha qaran ee isgaarsiinta xaaladaha degdega ah oo kaalin weyn ka qaadan doonto maareynta musiibooyinka.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay xubno ka socday Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo madax ka socotay Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA.<\/p>\n<p>Guddomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA Maxamuud Macallin Cabdullaahi oo ka hadlay furitaanka shirka ayaa yiri, \u201cHay\u2019adda maareyenta wax badan ayay ka qabatay xaaladaha musiibooyinka iyadoo kaashaneyso hay\u2019adda isgaarsiinta Qaranka.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif ayaa magaalada Muqdisho maanta ka daahfuray qorshaha qaran ee isgaarsiinta xaaladaha degdega ah oo kaalin weyn ka qaadan doonto maareynta musiibooyinka. Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay xubno ka socday Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo madax ka socotay Hay\u2019adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":501428,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501427","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501427","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501427"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501432,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501427\/revisions\/501432"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501428"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}