{"id":501377,"date":"2023-11-12T20:22:57","date_gmt":"2023-11-12T17:22:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501377"},"modified":"2023-11-12T20:24:16","modified_gmt":"2023-11-12T17:24:16","slug":"soomaaliya-iyo-boqortooyada-sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-boqortooyada-sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudiga ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka amniga taas oo xoojineysa xariirka soo jireeenka ah ee labada dowladood sidoo kalena dhiseysa dadaal wadajir ah oo\u00a0 dhanka amniga ah.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa heshiiska u saxiixay Soomaaliya, halka dhinaca Sucuudigana uu u saxiixay wasiirka arrimaha gudaha Boqortooyada Sucuudiga.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa sheegay in heshiiskan uu muhiimad weyn u leeyahay wax weynna ka tarayo iskaashiga amni ee labada dal.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-501378\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Soomaaliya-iyo-Boqortooyada-Sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-muhiim-ah-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"488\" height=\"326\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Soomaaliya-iyo-Boqortooyada-Sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-muhiim-ah-1.jpeg 488w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Soomaaliya-iyo-Boqortooyada-Sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-muhiim-ah-1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Soomaaliya-iyo-Boqortooyada-Sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-muhiim-ah-1-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Soomaaliya-iyo-Boqortooyada-Sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-muhiim-ah-1-420x280.jpeg 420w\" sizes=\"auto, (max-width: 488px) 100vw, 488px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-501379\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Soomaaliya-iyo-Boqortooyada-Sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-muhiim-ah-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"489\" height=\"416\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Soomaaliya-iyo-Boqortooyada-Sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-muhiim-ah-2.jpeg 489w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Soomaaliya-iyo-Boqortooyada-Sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-muhiim-ah-2-300x255.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 489px) 100vw, 489px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-501380\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Soomaaliya-iyo-Boqortooyada-Sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-muhiim-ah-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"488\" height=\"326\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Soomaaliya-iyo-Boqortooyada-Sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-muhiim-ah-3.jpeg 488w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Soomaaliya-iyo-Boqortooyada-Sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-muhiim-ah-3-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Soomaaliya-iyo-Boqortooyada-Sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-muhiim-ah-3-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Soomaaliya-iyo-Boqortooyada-Sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-muhiim-ah-3-420x280.jpeg 420w\" sizes=\"auto, (max-width: 488px) 100vw, 488px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudiga ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka amniga taas oo xoojineysa xariirka soo jireeenka ah ee labada dowladood sidoo kalena dhiseysa dadaal wadajir ah oo\u00a0 dhanka amniga ah. Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa heshiiska u saxiixay Soomaaliya, halka dhinaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":501378,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1081],"class_list":{"0":"post-501377","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-soomaaliya-iyo-boqortooyada-sucuudiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-muhiim-ah"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501377","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501377"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501377\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501382,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501377\/revisions\/501382"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501378"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}