{"id":501369,"date":"2023-11-12T17:30:40","date_gmt":"2023-11-12T14:30:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501369"},"modified":"2023-11-12T18:59:39","modified_gmt":"2023-11-12T15:59:39","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-magaalada-riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-eretariya-mudane-afwerki","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-magaalada-riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-eretariya-mudane-afwerki\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo magaalada Riyaad kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Eretariya \u00a0Mudane Afwerki"},"content":{"rendered":"<p>Riyaad-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed la qaatay Madaxweynaha dalka Eretariya Mudane Isaias Afwerki oo ay ka wada qeyb-galeen Shirka Sacuudiga iyo Afrik ee Riyaad.<\/p>\n<p>Labada Madaxweyne oo ka wada halday xaaladda gobolka ayaa adkeeyey xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya shacabka Soomaaliya iyo dhiggooda Ereteriya, waxayna isla qaateen in la sii xoojiyo, wadajirna loo wajaho caqabadaha ay wadaagaan labada dal.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-501370\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1079\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-1.jpeg 1079w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-1-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-1-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-1-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-1-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-1-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-1-860x574.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1079px) 100vw, 1079px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-501371\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1079\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-2.jpeg 1079w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-2-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-2-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-2-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-2-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-Eretariya-Mudane-Afwerki-2-860x574.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1079px) 100vw, 1079px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Riyaad-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed la qaatay Madaxweynaha dalka Eretariya Mudane Isaias Afwerki oo ay ka wada qeyb-galeen Shirka Sacuudiga iyo Afrik ee Riyaad. Labada Madaxweyne oo ka wada halday xaaladda gobolka ayaa adkeeyey xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya shacabka Soomaaliya iyo dhiggooda Ereteriya, waxayna isla qaateen in la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":501371,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1080],"class_list":{"0":"post-501369","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-magaalada-riyaad-kulan-kula-yeeshay-dhiggiisa-dalka-eretariya-mudane-afwerki"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501369","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501369"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501376,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501369\/revisions\/501376"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501371"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}