{"id":501287,"date":"2023-11-12T12:07:04","date_gmt":"2023-11-12T09:07:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501287"},"modified":"2023-11-12T12:07:42","modified_gmt":"2023-11-12T09:07:42","slug":"jabuuti-oo-ku-guulaysatay-in-ay-hawada-u-dirto-dayax-gacmeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jabuuti-oo-ku-guulaysatay-in-ay-hawada-u-dirto-dayax-gacmeed\/","title":{"rendered":"Jabuuti oo ku guulaysatay in ay Hawada Sare u dirto Dayax gacmeed"},"content":{"rendered":"<p>Jabuuti(SONNA):-Dowladda Jabuuti ayaa markii u horaysay Hawada Sare u dirtay Dayax gacmeed sida uu xaqiijiyey Wasiirka Waxbarashadda iyo Cilmi baarista Nabiil Maxamed Axmed ayaa yiri &#8221; wax aan aad ugu faraxsanahay Tijaabadda Dayax gacameedka loo yaqaan Jabuuti-1A,&#8221;tijaabadan ayaa waxa iska kaashaday Machad ku yaal dalka Faransiiska iyo Arday Reer Jabuuti ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa hore u balanqaaday in Dowladda Jabuuti oo ka faa&#8217;iidaysanaysa dhaqaalaheeda iyo khuburadeeda ay tijaabin doonto dayax gacmeedkii u horreeyey.<\/p>\n<p>Dayax-gacmeedkan oo lagu magacaabo &#8220;Djibouti-1A&#8221; ayaa soo uruurinaya xogaha iyo macluumaadka cimilada &amp; isbeddelada dunida, waxa kale uu gacan ka gaysanaya cilmi-baarista.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti(SONNA):-Dowladda Jabuuti ayaa markii u horaysay Hawada Sare u dirtay Dayax gacmeed sida uu xaqiijiyey Wasiirka Waxbarashadda iyo Cilmi baarista Nabiil Maxamed Axmed ayaa yiri &#8221; wax aan aad ugu faraxsanahay Tijaabadda Dayax gacameedka loo yaqaan Jabuuti-1A,&#8221;tijaabadan ayaa waxa iska kaashaday Machad ku yaal dalka Faransiiska iyo Arday Reer Jabuuti ah. Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":501288,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501287","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501287","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501287"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501287\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501291,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501287\/revisions\/501291"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501288"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501287"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501287"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501287"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}