{"id":501286,"date":"2023-11-12T12:29:52","date_gmt":"2023-11-12T09:29:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501286"},"modified":"2023-11-12T13:51:41","modified_gmt":"2023-11-12T10:51:41","slug":"wasiir-daauud-aweys-dad-kabadan-hal-milyan-ayuu-saameeyey-daadadka-iyo-fatahaadaha-dalka-ka-dhacay-waxaana-dhimashada-maraysaa-31-qof","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-daauud-aweys-dad-kabadan-hal-milyan-ayuu-saameeyey-daadadka-iyo-fatahaadaha-dalka-ka-dhacay-waxaana-dhimashada-maraysaa-31-qof\/","title":{"rendered":"Guddiga Gurmadka Qaran ee fatahaadaha oo shacabka ugu baaqay in ay ka qayb-qataan Gurmadka loo sameeynayo Bulshada sameenta ku yeesheen daadaka iyo Fatahaadaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS Daa&#8217;uud Aweys Jaamac,oo uu wehliyo Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka iyo qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa faah-faahin ka bixiyay dhibatooyin ka dhashay Roobabka ka da&#8217;ayo guud ahaan dalka iyo sameeynta ay ku rebeen\u00a0 shacabka soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac ayaa sheegay ilaa inta la ogyahay in dad gaarayo 31-qof ay ku dhinteen daadadka iyo fatahaadaha ka dhashay Roobabka ka da&#8217;ayo dalka,nus milyan dad kabadana ay ku barakaceen,shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in ay u is tagaan sidii ay ugu gurman lahayeen walaalahooda ay sameynta ku yeesheen fatahaadaha.<\/p>\n<p>&#8220;Dad kabadan Hal milyan ayuu saameeyey Daadadka iyo fatahaadaha dalka ka dhacay, waxaana dhimashada maraysaa 31 qof Ayuu yir wasiir Daa&#8217;uud Aweys<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay wasiirka in dowladda iyo shacabka soomaaliyeed oo is garabsanayo ay u istageen sidii gurmad deg deg ah loola gaarsiin lahaa dadka ay sameynta xooggan ku yeesheen Roobabka ka da&#8217;ayo dalka.<\/p>\n<p>Guddoomiyahay Hay\u2019adda Mareeynta Musiibootinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa dhankiisa sheegay in la sameeyay Akoonno bulshada ay kaga qeb qaadan karto sidii ay walaalahooda u sameynta ku yeelatay fatahaadaha iyo daadaka aya kaga qeyb qaadan lahayeen howsha gurmadka ah ee socoto.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa yiri\u00a0 &#8220;Umadda Soomaaliyed maanta waxa looga bahanyahay in la isku gurmado oo la caawiyo shacabka Soomaaliyeed ee dhibatada ka soo gaartay El-Ni\u00f1o. &#8221;<\/p>\n<p>Sheekha Bashiir Axmed Salaad oo kamid ah culimada soomaaliyeed ayaa isna yiri &#8221; Waa in aan isku gurmano oo aan is kaalmeno maadama El-Ni\u00f1o ay gaysatay Qasaaro badan,Masaajida,madaarista Culimada waa in aan ka gurmano.&#8221;<\/p>\n<p>Arrintaan waxa ay imaaneysaa xili saacadihii la soo dhaafay Roobab wata daadad iyo fatahaado ay ka da\u2019ayaan gobolada dalka,waxana isa soo tarayo sameynta daadaka iyo fatahaadu ay ku yeelaneyso shacabka ku dhaqan gobolada dalka haba ugu darnatee gobolka Gado iyo gobolka Baay,sidoo kale waxaa laga cabsi qabaa in fatahaado uu sameeyo wabiga shabeelle degaannada uu ka maro gobolada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS Daa&#8217;uud Aweys Jaamac,oo uu wehliyo Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka iyo qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa faah-faahin ka bixiyay dhibatooyin ka dhashay Roobabka ka da&#8217;ayo guud ahaan dalka iyo sameeynta ay ku rebeen\u00a0 shacabka soomaaliyeed. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":501292,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501286","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501286","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501286"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501286\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501306,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501286\/revisions\/501306"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501292"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501286"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501286"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501286"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}