{"id":501116,"date":"2023-11-10T12:05:31","date_gmt":"2023-11-10T09:05:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501116"},"modified":"2023-11-10T12:06:32","modified_gmt":"2023-11-10T09:06:32","slug":"gobolka-banaadir-oo-howlo-biyo-dhaamin-ah-ka-sameeyay-waddooyin-kamid-ah-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gobolka-banaadir-oo-howlo-biyo-dhaamin-ah-ka-sameeyay-waddooyin-kamid-ah-muqdisho\/","title":{"rendered":"Gobolka Banaadir oo howlo biyo dhaamin ah ka sameeyay waddooyin kamid ah Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Waaxda Nadaafada iyo soo \u00a0celinta Bilicda Muqdisho Mudane Maxamed Suudi ayaa sheegay in dowladda hoose ee Xamar ay dadaal xoogan ugu jirto maareynta iyo xal u helidda saameeynta biyaha roobabka ee xiray waddooyin kamid ah Muqdisho.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ayaa xusay in lagu guuleystay biyo dhaamin iyo nadaafad laga sameeyay warta Nambar afar,afisiyooni wadada 21-ka 0ka oktoobar iyo Iskool Boliisiya ,wuxuuna intaa raaciyay in ay socdaan habeynta iyo nadaafadda wadada u dhaxeysa dabka iyo bakaaraha.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Waaxda Nadaafada iyo soo \u00a0celinta Bilicda waxa uu u mahadcelin shirkadaha leh gaadiidka booyadaha oo ka qeybqaatay nadaafadda iyo biyo saarista waddooyinka Muqdisho.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka ayaa dadka ka codsaday in gacan laga geysto nadaafadda muqdisho,waxaana lagula taliyay dadka in ka fogaadaan ama ka guuraan goobaha biyo fariisiga leh<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Banaadir,gaar ahaan waaxda dowladda hoose ayaa muddo 15-cisho ah ku howlan nadaafadda iyo biyo dhaaminta waddooyin ay xatireen biyaha roobabka,waxaana lagu wadaa in saacadaha soo socda la furo waddooyinka Buulo xuubeey,Daallo iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Waaxda Nadaafada iyo soo \u00a0celinta Bilicda Muqdisho Mudane Maxamed Suudi ayaa sheegay in dowladda hoose ee Xamar ay dadaal xoogan ugu jirto maareynta iyo xal u helidda saameeynta biyaha roobabka ee xiray waddooyin kamid ah Muqdisho. Agaasimaha Guud ayaa xusay in lagu guuleystay biyo dhaamin iyo nadaafad laga sameeyay warta Nambar afar,afisiyooni [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":501119,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501116","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501116","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501116"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501116\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501118,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501116\/revisions\/501118"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501119"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501116"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501116"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501116"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}