{"id":501054,"date":"2023-11-09T16:12:36","date_gmt":"2023-11-09T13:12:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501054"},"modified":"2023-11-09T16:12:36","modified_gmt":"2023-11-09T13:12:36","slug":"wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-magaalada-paris-uga-qeyb-galay-shirweynaha-42aad-ee-unesco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-magaalada-paris-uga-qeyb-galay-shirweynaha-42aad-ee-unesco\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada XFS oo magaalada Paris uga qeyb galay Shirweynaha 42aad ee UNESCO"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha 42aad, ee Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Dhaqanka, Waxbarashada iyo Cilmiga ee loo soo gaabiyo (UNESCO), oo ka socda magaalada Paris, ee dalka Faransiiska.<\/p>\n<p>Khudbad dhinacyo badan taabanaysay oo uu ka jeediyay wasiirka Shirweynaha Guud ee UNESCO ayaa waxaa uu kaga hadlay xaaladda Waxbarashada\u00a0 ee Soomaaliya iyo sida ay Dawladda Soomaaliya uga go\u2019antahay baahinta waxbarasho tayo leh si wax loogu qabto ubadka Soomaaliyeed ee waxbarasho la\u2019aanta haysato. Waxaa uu wasiirka si gaar ah u xusay kumannaankii macallimiin ee dhowaan la qaatay iyo kumannaanka kale ee dhowaan la qaadan doono, si baahida waxbarashada ee dalka wax looga qabto.<\/p>\n<p>Wasiirka waxa uu ammaanay mabaadii\u2019da ay ku dhisantahay Hay\u2019adda UNESCO oo ah in dalalka xubnaha ka ah ay iska kaashadaan horumarinta iyo sare-u-qaadista tacliinta iyo dhaqanka si loo helo duni ku dhisan is-qaddarin, wax-wadaqabsi iyo iskaashi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha 42aad, ee Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Dhaqanka, Waxbarashada iyo Cilmiga ee loo soo gaabiyo (UNESCO), oo ka socda magaalada Paris, ee dalka Faransiiska. Khudbad dhinacyo badan taabanaysay oo uu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":501055,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501054","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501054","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501054"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501056,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501054\/revisions\/501056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501055"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}