{"id":501032,"date":"2023-11-08T18:43:12","date_gmt":"2023-11-08T15:43:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501032"},"modified":"2023-11-08T18:43:12","modified_gmt":"2023-11-08T15:43:12","slug":"shirka-arrimaha-qaab-dhismeedka-booliska-oo-maalintii-2-aad-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-arrimaha-qaab-dhismeedka-booliska-oo-maalintii-2-aad-galay\/","title":{"rendered":"Shirka arrimaha qaab-dhismeedka Booliska oo maalintii 2-aad galay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): waxaa maalintii 2-aad galay shirkii arrimaha Boliiska ee qaab-dhismeedka amniga Qaranka, kaas oo dowladaha xubnaha ka ah dowlada federaalka ah ay ku qeybsadaan 40-kun oo Boliiska dalka ah.<\/p>\n<p>Shirka waxaa maanta ka soo qeybgalay wsiirada wasaaradaha amniga, maaliyada, talisyada Boliiska\u00a0 iyo la taliyaaysha amaanka madaxweynayaasha dowlad goboleedyada. Waxaa sidoo kale la isweydaarsaday afkaaraha iyo talooyin la xariira cadadka qeybsiga, tayeeynta ciidanka iyo dadaalada dalka looga xoreynayo Khawaarijta.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn waxaa shirkaan la soo gabagabeyndoonaa maalinta barri ah, waxaana laga soo saaridoonaa war-murtiyeey ku saabsan waxa lagu heshiiyay iyo sida lagu hirgalindoono.<\/p>\n<p style=\"padding-left: 40px;\">\n<p style=\"padding-left: 40px;\">Mahadsanidiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): waxaa maalintii 2-aad galay shirkii arrimaha Boliiska ee qaab-dhismeedka amniga Qaranka, kaas oo dowladaha xubnaha ka ah dowlada federaalka ah ay ku qeybsadaan 40-kun oo Boliiska dalka ah. Shirka waxaa maanta ka soo qeybgalay wsiirada wasaaradaha amniga, maaliyada, talisyada Boliiska\u00a0 iyo la taliyaaysha amaanka madaxweynayaasha dowlad goboleedyada. Waxaa sidoo kale la isweydaarsaday afkaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":500947,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501032","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501032","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501032"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501032\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501033,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501032\/revisions\/501033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500947"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501032"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501032"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501032"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}