{"id":500979,"date":"2023-11-08T09:29:47","date_gmt":"2023-11-08T06:29:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500979"},"modified":"2023-11-08T09:29:47","modified_gmt":"2023-11-08T06:29:47","slug":"danjire-tarsan-oo-xaflad-sagootin-ah-loogu-qabtay-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjire-tarsan-oo-xaflad-sagootin-ah-loogu-qabtay-nairobi\/","title":{"rendered":"Danjire Tarsan oo xaflad sagootin ah loogu qabtay Nairobi"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Munaasabad sagootin ah ayaa loogu qabtay xarunta Wasaaradda Arrimaha dibedda ee dalka Kenya danjire, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ay u idlaatay muddadii uu ahaa safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya.<\/p>\n<p>Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay Dr. Abraham Korir Sing&#8217;Oei, Xoghayaha Golaha Wasiirada ee Arrimaha Dibadda Kenya iyo xubno ka socday diblumaasiyiinta Kenya.<\/p>\n<p>Wuxuuna Xoghaye Abraham Korir ku tilmaamay Danjire Tarsan inuu ahaa nin aad ugu ololeeya nabadda iyo xasilloonida Bariga Afrika iyo Geeska Afrika, wuxuuna ku ammaanay wax qabadkiisa\u00a0ku aaddan horumarinta xiriirka Kenya iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Danjire, Tarsan ayaa sheegay in uu aad ugu mahad celinayo dowladda Kenya sida diirran ee ay u soo dhaweysay iyo taageerada hagar la\u2019aanta ah ee ay la garab istaagtay muddadii uu xilka hayay.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu aad ugu mahad naqay asxaabtiisa iyo hawl-wadeenadiisa shacabka iyo dedaalka ay muujiyeen.<\/p>\n<p>Danjire, Tarsan ayaa tan iyo sanadkii 2018-kii soo ahaa safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya, waxaana intii uu xilka hayay uu kaalin mug leh ka qaatay xoojinta xiriirka labada dal.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-500982 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/377222133_1140832466897676_8158504541785812697_n.jpg\" alt=\"\" width=\"630\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/377222133_1140832466897676_8158504541785812697_n.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/377222133_1140832466897676_8158504541785812697_n-185x300.jpg 185w\" sizes=\"auto, (max-width: 630px) 100vw, 630px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-500981 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/370728400_194835646930395_2887643988125453165_n.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/370728400_194835646930395_2887643988125453165_n.jpg 640w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/370728400_194835646930395_2887643988125453165_n-188x300.jpg 188w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-500980 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/368574443_1281321462575968_1278042950231149333_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"450\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/368574443_1281321462575968_1278042950231149333_n.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/368574443_1281321462575968_1278042950231149333_n-300x188.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Munaasabad sagootin ah ayaa loogu qabtay xarunta Wasaaradda Arrimaha dibedda ee dalka Kenya danjire, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ay u idlaatay muddadii uu ahaa safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya. Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay Dr. Abraham Korir Sing&#8217;Oei, Xoghayaha Golaha Wasiirada ee Arrimaha Dibadda Kenya iyo xubno ka socday diblumaasiyiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":500982,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500979","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500979"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500983,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500979\/revisions\/500983"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500982"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}