{"id":500951,"date":"2023-11-07T16:18:41","date_gmt":"2023-11-07T13:18:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500951"},"modified":"2023-11-07T16:18:41","modified_gmt":"2023-11-07T13:18:41","slug":"hayadda-nisa-oo-gacanta-ku-dhigtay-25-ruux-oo-ku-biiri-lahaa-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-nisa-oo-gacanta-ku-dhigtay-25-ruux-oo-ku-biiri-lahaa-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda NISA oo gacanta ku dhigtay 25-ruux oo ku biiri lahaa Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): War-sxaafadeed ka soo baxay ha\u2019yadda sirdoonka iyo nabad suggida Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in Hay&#8217;addu gacanta ku soo dhigtay 28 xubnood oo 25 ka mid ah ay doonayeen in ay ku biiraan Khawaarijta.<\/p>\n<p>Xubnahan oo watay gaari nuuca loo yaqaano Caasi kana soo baxay deegaan Hoos taga degmada Afgooye ayaa gcanta ciidanka sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka soo galay xilli ay doonayeen in ay u tallaabaan gobolka Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n<p>28-ka qof ayaa kala ahaa; darawalkii gaariga, 2 labo caawiye\/Kirishbooy iyo 25 isugu jira caruur iyo rag da\u2019 dhexaad ah kuwaas oo qirtay loo waday in la askareeyo kuna biiraan Maleeshiyaadka Khawaarijta.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka waxaa markasta ka go\u2019an in ay meelkasta ku beegsato cadawga Khawaarijta ah ee ku hawlan dhibaateynta Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): War-sxaafadeed ka soo baxay ha\u2019yadda sirdoonka iyo nabad suggida Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in Hay&#8217;addu gacanta ku soo dhigtay 28 xubnood oo 25 ka mid ah ay doonayeen in ay ku biiraan Khawaarijta. Xubnahan oo watay gaari nuuca loo yaqaano Caasi kana soo baxay deegaan Hoos taga degmada Afgooye ayaa gcanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":498479,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500951","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500951","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500951"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500951\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500952,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500951\/revisions\/500952"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498479"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500951"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500951"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500951"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}