{"id":500935,"date":"2023-11-07T14:23:08","date_gmt":"2023-11-07T11:23:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500935"},"modified":"2023-11-07T14:23:08","modified_gmt":"2023-11-07T11:23:08","slug":"wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-muqdisho-ka-furtay-shir-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-muqdisho-ka-furtay-shir-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha gudaha oo muqdisho ka furtay shir muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku daahfurtay Kulanka Dhamaystirka Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran oo socon doona muddo Seddex Cisho ah.<\/p>\n<p>Kulankaan oo ay qayb ka yihiin khubaro Soomaliyeed ayaa waxaa si rasmi ah u daahfuray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudan Cayduruus Macallin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku daahfurtay Kulanka Dhamaystirka Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran oo socon doona muddo Seddex Cisho ah. Kulankaan oo ay qayb ka yihiin khubaro Soomaliyeed ayaa waxaa si rasmi ah u daahfuray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudan Cayduruus Macallin.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":500936,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500935","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500935","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500935"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500937,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500935\/revisions\/500937"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500936"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}