{"id":500922,"date":"2023-11-07T13:53:59","date_gmt":"2023-11-07T10:53:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500922"},"modified":"2023-11-07T13:54:02","modified_gmt":"2023-11-07T10:54:02","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-ku-baaqay-in-loo-gurmado-dadka-ay-daadadku-saameeyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-ku-baaqay-in-loo-gurmado-dadka-ay-daadadku-saameeyeen\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha golaha shacabka oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay daadadku saameeyeen"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka hadlay fatahaadaha ayaa hay&#8217;adaha dowladda, kuwa caalamka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in loo gurmado dadka ay daadadka iyo fatahaaduhu saameeyeen.<\/p>\n<p>Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in roobabka haatan ka da&#8217;aya dalka ay galaafteen nolosha dad badan, wuxuuna hay&#8217;dda SODMA ugu baaqay in qiimeyn kusoo sameeyaan goobaha ugu daran ee ay waxyeelladu ka dhalatay.<\/p>\n<p>Dadka ku geeriyooday daadaka ayuu sheegay in ay u badan yihiin barakacayaal markii horeba kasoo qaxay dhibaatooyin kala duwan kuna jiray xaalad liidata.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ku amaanay isu gurmashada, wuxuuna ku celceliyay in dadka Soomaaliyeed dal iyo dibedba ay is caawiyaan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Madoobe ayaa mar kale faray bulshada in ay raacaan farriimaha la siiyay kala fogaadaan meelaha biyo mareenka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka hadlay fatahaadaha ayaa hay&#8217;adaha dowladda, kuwa caalamka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in loo gurmado dadka ay daadadka iyo fatahaaduhu saameeyeen. Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in roobabka haatan ka da&#8217;aya dalka ay galaafteen nolosha dad badan, wuxuuna hay&#8217;dda SODMA ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":500923,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500922","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500922","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500922"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500924,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500922\/revisions\/500924"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}