{"id":500877,"date":"2023-11-06T21:53:53","date_gmt":"2023-11-06T18:53:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500877"},"modified":"2023-11-06T21:53:53","modified_gmt":"2023-11-06T18:53:53","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-deegaanka-baraag-maxamed-daauud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-la-wareegay-deegaanka-baraag-maxamed-daauud\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Baraag Maxamed Daa&#8217;uud"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: 18px;\">Muqdisho (SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka Qaybta 21-aad oo gacan ka helaya Dadka deegaanka iyo Daraawiishta Galmudug ayaa maanta la wareegay deegaanka Baraag Maxamed Daa&#8217;uud oo 16 KM u jira deegaanka Dabagalo ee gobolka Mudug.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Howlgalkaan waxaa horkacaayey Taliyaha Qayta 21-aad Gaashaanle sare Cabdi Salaad, Taliyihii hore ee Qaybta, waxaana ciidamada ay baritaano ka sameeyeen dhulka howdka ah ee deegaankaas.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Khawaarijtii joogtay deegaankaan ayaa halkaas ka kala firxaday waxaana hataan ku sii daba jira firxadkooda ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Qabashada deegaanka<\/span><span style=\"font-size: 18px;\"> Baraag Maxamed Daa&#8217;uud<\/span><span style=\"font-size: 18px;\"> ee gobolka Mudug ayaa ku soo aadaysa xilli ciidamada Xoogga dalka iyo geesiyaasha deegaanka adagaal jiho kasta ku qaadeen goobaha ay Khawaarijta kaga sugan yihiin Dowlad Gobaleedka Galmudug.<\/span><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231106_215207_555.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka Qaybta 21-aad oo gacan ka helaya Dadka deegaanka iyo Daraawiishta Galmudug ayaa maanta la wareegay deegaanka Baraag Maxamed Daa&#8217;uud oo 16 KM u jira deegaanka Dabagalo ee gobolka Mudug. Howlgalkaan waxaa horkacaayey Taliyaha Qayta 21-aad Gaashaanle sare Cabdi Salaad, Taliyihii hore ee Qaybta, waxaana ciidamada ay baritaano ka sameeyeen dhulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":500878,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500877","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500877","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500877"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500877\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500879,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500877\/revisions\/500879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500878"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500877"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500877"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500877"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}