{"id":500849,"date":"2023-11-06T13:34:10","date_gmt":"2023-11-06T10:34:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500849"},"modified":"2023-11-06T13:34:10","modified_gmt":"2023-11-06T10:34:10","slug":"hayadaha-caalamiga-ah-oo-dalbaday-xabbad-joojin-laga-sameeyo-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadaha-caalamiga-ah-oo-dalbaday-xabbad-joojin-laga-sameeyo-gaza\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adaha Caalamiga ah oo dalbaday xabbad-joojin laga sameeyo Gaza"},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo duqeymo culus ay weli ka ka socdaan Gaza oo dhan,haddana 18 urur oo isugu jira UN iyo hay&#8217;adaha kale ee bini&#8217;aadanimada ayaa soo saaray bayaan ay ku baaqayaan xabad joojin bini&#8217;aadantinimo oo degdeg ah oo laga dhaqangaliyo Gaxa.<\/p>\n<p>Baaqaan ayaa imaanaya xilli tirade dhimashada Falastiiniyiin \u00a0ay gaartay 9,922 ruux oo ku dhintay weerarrada Israel ee Gaza iyo Daanta Galbeed ee la haysto ,halka tirade dhimashada Israa;iil ay mareyso in ka badan 1,400 oo qof .<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay waxay sheegtay in 88 ka mid ah shaqaalaha UNRWA lagu dilay Gaza, taasoo ah tiradii ugu badnayd ee dhimashada Qaramada Midoobay ee abid laga diiwaan geliyo hal dagaal.<\/p>\n<p>Maamulka Dalka Jordan ayaa sheegay in ciidamadeeda cirku ay baarashuut ku daadiyeen gar gaar caafimaad oo la geeyay cusbitaalka goobta Jordan ee Gaza.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo duqeymo culus ay weli ka ka socdaan Gaza oo dhan,haddana 18 urur oo isugu jira UN iyo hay&#8217;adaha kale ee bini&#8217;aadanimada ayaa soo saaray bayaan ay ku baaqayaan xabad joojin bini&#8217;aadantinimo oo degdeg ah oo laga dhaqangaliyo Gaxa. Baaqaan ayaa imaanaya xilli tirade dhimashada Falastiiniyiin \u00a0ay gaartay 9,922 ruux oo ku dhintay weerarrada Israel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":500851,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500849","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500849","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500849"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500850,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500849\/revisions\/500850"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500851"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}