{"id":500661,"date":"2023-11-03T11:13:51","date_gmt":"2023-11-03T08:13:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500661"},"modified":"2023-11-03T11:13:51","modified_gmt":"2023-11-03T08:13:51","slug":"ciidanka-israaiil-oo-gaza-ku-dilay-wariye-iyo-10-ruux-oo-ka-tirsan-qoyskiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-israaiil-oo-gaza-ku-dilay-wariye-iyo-10-ruux-oo-ka-tirsan-qoyskiisa\/","title":{"rendered":"Ciidanka Israa&#8217;iil oo Gaza ku dilay Wariye iyo 10 ruux oo ka tirsan qoyskiisa"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Israa&#8217;iil ayaa sii wada weerarrada xagga cirka ah ee ay ku hayaan magaalada Gaza,iyadoo wararku ay sheegayaan in Ciidamada Israa&#8217;iil ay buuxda u hareereeyeen magaaladaasi.<\/p>\n<p>Duqeymo ay fuliyeen ciidamada Israa\u2019iil ayaa lagu dilay weriye u shaqeynayay telefiishanka maamulka Falastiin iyo sidoo kale 10 xubnood oo qoys ah, sida ay sheegtay shabakadu.<\/p>\n<p>&#8220;Saaxiibkeen Mohammed Abu Hatab wuxuu ku dhintay duqeynta Israa\u2019iil isaga iyo xubno ka tirsan qoyskiisa oo ku sugnaa gurigiisa oo ku yaal Khan Younis,&#8221; wakaaladda wararka Falastiin ee Wafa ayaa sidaa ka sheegtay Telefishinka.<\/p>\n<p>Ururka saxafiyiinta Falastiin ayaa sheegay in 27 ka mid ah xubnahooda lagu dilay Gaza tan iyo 7-dii October ee ay bilowdeen dagaalada Israa\u2019iil iyo Xamaas.<\/p>\n<p>Goor hore, afar falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerar ay Israa&#8217;iil ku qaadday Jenin oo ku taal Daanta Galbeed ,waxaana tirade dhimashada falastiin ay sii mareysaa 9,061 oo ruux.<\/p>\n<p>Dhinaca kale ,hoggaamiyaha Xisbullah Xasan Nasrallah ayaa lagu wadaa inuu manta khudbadiisii ugu horreysay ka jeediyo meel fagaare ah tan iyo markii uu dagaalka billowday.<\/p>\n<p>Sidoo kale,xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa ku sii jeeda Israa&#8217;iil, waana safarkiisii saddexaad ee toddobaadyadii la soo dhaafay,isagoo isku dayaya in ama diiradda saari doonaa tallaabooyinka lagu yareynayo waxyeelada dadka rayidka ah ee Marinka Gaza.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Israa&#8217;iil ayaa sii wada weerarrada xagga cirka ah ee ay ku hayaan magaalada Gaza,iyadoo wararku ay sheegayaan in Ciidamada Israa&#8217;iil ay buuxda u hareereeyeen magaaladaasi. Duqeymo ay fuliyeen ciidamada Israa\u2019iil ayaa lagu dilay weriye u shaqeynayay telefiishanka maamulka Falastiin iyo sidoo kale 10 xubnood oo qoys ah, sida ay sheegtay shabakadu. &#8220;Saaxiibkeen Mohammed Abu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":500662,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500661","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500661","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500661"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500661\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500663,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500661\/revisions\/500663"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500662"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500661"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500661"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500661"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}