{"id":500628,"date":"2023-11-02T16:22:17","date_gmt":"2023-11-02T13:22:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500628"},"modified":"2023-11-02T18:16:58","modified_gmt":"2023-11-02T15:16:58","slug":"maxkamadda-cqs-oo-xukunno-kala-duwan-ku-riday-sheegow-maleeshiyo-uu-watay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-cqs-oo-xukunno-kala-duwan-ku-riday-sheegow-maleeshiyo-uu-watay\/","title":{"rendered":"Maxkamadda CQS oo xukunno kala duwan ku riday Sheegow &#038; maleeshiyo uu watay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday Sheegow iyo Maleeshiyo uu watay, iyada oo Maxkamaddu ay ku riday xukunno isugu jira; dil, mag iyo sannado xabsi ciidan ah.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa Sheegow Axmed Cali ku xukuntay Bixinta Diyada Sakariye Maxamed Cali oo ku baxay Fal-celintiisa iyo magdhow siinta sarkaal xigeen Cabdullaahi Xuseen Cabduqaadir oo uu dhaawacay, sidoo kale Maxkamadda ayaa ku xukuntay 10-sano oo xabsi ciidan ah.<\/p>\n<p>dhanka kale Maxkamadda ayaa Axmed Maxamed Xasan (Abii Axmed ) taliyaha maleeshiyada Horjooge ku xukuntay dil toogasha ah, iyada oo Maxkamadda ay ku eedeysay in uu Maxkamadda ku taal Magaalada Jowhar ku dilay laba eedeysane February 13, 2023-ka.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa 18 kale oo isla kuwii dagaalamay ayay Maxkamadda ku Xukuntay min 6-Sano oo Xabsi Ciidan ah. Laba dhac gaystay ee fowdada ka bilaabatay ayaa iyana lagu xukumay 5-sano oo Xabsi Ciidan ah iyo Bixinta Telefoon-dii ay dhaceen. Maxkamadda ayaa Deeqow maal geliyaha kooxdan oo aan lahayn Diiwaan Ciidan ayaa lagu xukumay 3-sano oo Xabsi Ciidan ah.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/398684512_724628599689572_9192484053415661247_n.jpg?stp=dst-jpg_p960x960&amp;_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=5f2048&amp;_nc_ohc=JwSeMm4PTYoAX-hCmsv&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfCKJl0dZjNPCF8Ch-gBWksuEzSCfpqNNXjuH6oViZSXvw&amp;oe=6547D486\" alt=\"May be an image of 15 people, people playing American football, people playing football and text\" \/><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday Sheegow iyo Maleeshiyo uu watay, iyada oo Maxkamaddu ay ku riday xukunno isugu jira; dil, mag iyo sannado xabsi ciidan ah. Maxkamadda ayaa Sheegow Axmed Cali ku xukuntay Bixinta Diyada Sakariye Maxamed Cali oo ku baxay Fal-celintiisa iyo magdhow siinta sarkaal xigeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":500629,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500628","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500628","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500628"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500628\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500640,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500628\/revisions\/500640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500629"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}