{"id":500611,"date":"2023-11-02T13:55:50","date_gmt":"2023-11-02T10:55:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500611"},"modified":"2023-11-02T14:20:08","modified_gmt":"2023-11-02T11:20:08","slug":"guddoomiyaha-hayadda-maareynta-oo-kulan-la-yeeshay-cali-jayte-cismaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-maareynta-oo-kulan-la-yeeshay-cali-jayte-cismaan\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka oo kulan la yeeshay Cali Jayte Cismaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay\u2019adda SoDMA ku qaabilay u qeybsanaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha ee macawislayda Mudane Cali Jayte Cismaan.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii hay\u2019addu u sii xoojin lahayd howlaha gargaarka ee la gaarsiinayo degaannada laga xoreeyay khawaarijta iyo ka warqabka qoysaska ciidanka Macawisleyda ee naftooda u huraya nabadeynta waddanka.<\/p>\n<p>Guddoomiye Maxamuud Macallin ayaa u ballan qaaday u qeybsamaha xafiiska Madaxweynaha JFS ee Macawisleyda, in ay hay\u2019addu si dhow ugala shaqeyn doonto arrimaha samafalka ee uu dalbaday iyo sii laba jibaaridda u gurmashada dadka nugul ee la dhibaatoonaya saameynta abaaraha muddada dheer ah iyo fatahaadaha roobabka xooggan ee dalka ka da\u2019aya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay\u2019adda SoDMA ku qaabilay u qeybsanaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha ee macawislayda Mudane Cali Jayte Cismaan. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii hay\u2019addu u sii xoojin lahayd howlaha gargaarka ee la gaarsiinayo degaannada laga xoreeyay khawaarijta iyo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":500612,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500611","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500611","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500611"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500616,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500611\/revisions\/500616"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500612"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}