{"id":500550,"date":"2023-11-01T17:19:24","date_gmt":"2023-11-01T14:19:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500550"},"modified":"2023-11-01T17:19:24","modified_gmt":"2023-11-01T14:19:24","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-guddoomiyey-kulanka-golaha-hannaanka-casriyeynta-iyo-isbeddelka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-guddoomiyey-kulanka-golaha-hannaanka-casriyeynta-iyo-isbeddelka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse oo guddoomiyey kulanka golaha hannaanka casriyeynta iyo isbeddelka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): R\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee golaha hannaanka casriyeynta iyo isbeddelka Soomaaliya, kaas oo looga gol-leeyahay in lagu dhiso, laguna kobciyo isbeddel horseedaya horumar waara.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa faray waajibaadka looga fadhiyo xubnaha golaha hannaanka casriyeynta taabogalinta hannaanka casriga ah ee la hiigsanayo in jiho cusub u horseedo nidaamka dowliga ah ee Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dib-u-dhiska kaabayasha dhaqaale iyo amni.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): R\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee golaha hannaanka casriyeynta iyo isbeddelka Soomaaliya, kaas oo looga gol-leeyahay in lagu dhiso, laguna kobciyo isbeddel horseedaya horumar waara. Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa faray waajibaadka looga fadhiyo xubnaha golaha hannaanka casriyeynta taabogalinta hannaanka casriga ah ee la hiigsanayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":500551,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500550","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500550","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500550"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500550\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500552,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500550\/revisions\/500552"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500551"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500550"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500550"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500550"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}