{"id":500496,"date":"2023-11-01T12:45:05","date_gmt":"2023-11-01T09:45:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500496"},"modified":"2023-11-01T12:45:08","modified_gmt":"2023-11-01T09:45:08","slug":"wasiirka-deegaanka-xfs-oo-ka-qayb-gashay-shir-looga-hadlaya-isbeddelka-cimillada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-deegaanka-xfs-oo-ka-qayb-gashay-shir-looga-hadlaya-isbeddelka-cimillada\/","title":{"rendered":"Wasiirka deegaanka XFS oo ka qayb gashay shir looga hadlaya Isbeddelka Cimillada"},"content":{"rendered":"<p>Dubai-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka Cimillada XFS, Khadiija Maxamed Almakhzuumi ayaa magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta uga qeyb gashay shir hordhac u ah kulan weynaha isbeddelka cimillada ee dabayaaqada Nofember iyo horraanta Disember ka dhici doono Dubai.<\/p>\n<p>Wasiir Almakhzuumi iyo madaxdii kale ee shirka ka qayb gashay ayaa waxay ka wada xaajoodeen ajendayaasha shirka iyo siyaabaha ugu habboon ee wadajir looga shaqeyn karo yareynta dhibaatooyinka Isbeddelka Cimillada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dubai-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka Cimillada XFS, Khadiija Maxamed Almakhzuumi ayaa magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta uga qeyb gashay shir hordhac u ah kulan weynaha isbeddelka cimillada ee dabayaaqada Nofember iyo horraanta Disember ka dhici doono Dubai. Wasiir Almakhzuumi iyo madaxdii kale ee shirka ka qayb gashay ayaa waxay ka wada xaajoodeen ajendayaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":500497,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500496","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500496","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500496"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500498,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500496\/revisions\/500498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500497"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}