{"id":500468,"date":"2023-11-01T08:59:57","date_gmt":"2023-11-01T05:59:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500468"},"modified":"2023-11-01T09:29:17","modified_gmt":"2023-11-01T06:29:17","slug":"ciidanka-danab-oo-howl-gallo-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-fuliyay-jubbada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-danab-oo-howl-gallo-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-fuliyay-jubbada-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka Danab oo howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay Jubbada hoose"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Ciidanka Kumandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa burburiyay goob ay khawaarijtu kaga dhuumaaleysanayay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada hoose.<\/p>\n<p>Howlgallada ayaa si gaar ah ugu dhacay deegaanada kala ah Yaaq-xaluul, Qod-qod, Beer-xaani,Quddus iyo goobo kale, halkaas oo khawaarijta u ahaa gabbaad kuna dhibaatayn jiray shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Gaashaanle Carab Dheeg Axmed oo howlgalka hoggaaminayay ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay Ciidanku burburiyeen fariisimo ay khawaarijtu halkaas ku lahaayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Ciidanka Kumandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa burburiyay goob ay khawaarijtu kaga dhuumaaleysanayay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada hoose. Howlgallada ayaa si gaar ah ugu dhacay deegaanada kala ah Yaaq-xaluul, Qod-qod, Beer-xaani,Quddus iyo goobo kale, halkaas oo khawaarijta u ahaa gabbaad kuna dhibaatayn jiray shacabka Soomaaliyeed. Gaashaanle Carab Dheeg Axmed oo howlgalka hoggaaminayay ayaa Warbaahinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":500469,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500468","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500468"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500473,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500468\/revisions\/500473"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500469"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}