{"id":500460,"date":"2023-11-01T07:57:26","date_gmt":"2023-11-01T04:57:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500460"},"modified":"2023-11-01T07:57:26","modified_gmt":"2023-11-01T04:57:26","slug":"hayadda-sodma-oo-muqdisho-ku-qabatay-shir-looga-hadlayo-ka-jawaabidda-khatarta-el-nino","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-sodma-oo-muqdisho-ku-qabatay-shir-looga-hadlayo-ka-jawaabidda-khatarta-el-nino\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda SoDMA oo muqdisho ku qabatay shir looga hadlayo ka jawaabidda khatarta El Ni\u00f1o"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay&#8217;adda Mareeynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa muqdisho ku qabatay shir looga hadalyo isku-duwidda hoowlaha ka jawaabidda khatarta El Ni\u00f1o.<\/p>\n<p>Shirka oo ay iskugu yimaadeen inta badan dowlad gobolleedyada dalka, maamulka gobolka Banaadir iyo Hay&#8217;adaha dowladda federaalka ayuu hadafku ahaa isku duwidda howlaha ka jawaabista khatarta ElNi\u00f1o.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxaa daah-furay Guddoomiye ku xigeenka Hay&#8217;adda Maareeynta Masiibooyinka Dr. Axmed Cabdi Adan, isagoo tilmaamay ahmiyadda ay leedahay wada shaqaynta iyo isku xirnaanta dowladda labadeeda heer dhinaca ka jawaabista khatarta El Ni\u00f1o oo qaybo ka mid ah dalka ay ku dhufatay xilli roobaadkan gudahiisa iyo guud ahaan gargaar gaarisiinta bulshada tabaaleeysan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay&#8217;adda Mareeynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa muqdisho ku qabatay shir looga hadalyo isku-duwidda hoowlaha ka jawaabidda khatarta El Ni\u00f1o. Shirka oo ay iskugu yimaadeen inta badan dowlad gobolleedyada dalka, maamulka gobolka Banaadir iyo Hay&#8217;adaha dowladda federaalka ayuu hadafku ahaa isku duwidda howlaha ka jawaabista khatarta ElNi\u00f1o. Shirkan ayaa waxaa daah-furay Guddoomiye ku xigeenka Hay&#8217;adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":500461,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500460","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500460","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500460"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500462,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500460\/revisions\/500462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500461"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}