{"id":500449,"date":"2023-10-31T18:58:55","date_gmt":"2023-10-31T15:58:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500449"},"modified":"2023-10-31T18:58:55","modified_gmt":"2023-10-31T15:58:55","slug":"guddoomiyaha-hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-qaabilay-madaxa-wfp-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-qaabilay-madaxa-wfp-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha hay\u2019adda maaraynta musiibooyinka oo qaabilay madaxa WFP ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay\u2019adda maaraynta musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay madaxa WFP ee Soomaaliya mudane El-Khidir Daloum.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa kawada hadlay adkeynta wada shaqeynta SoDMA iyo WFP, arrimaha maareynta xaaladda xilli roobaadka El-Ni\u00f1o oo Hay\u2019adda SoDMA qayb wayn ka gaysatay wacyigalinta iyo digniinta hore, gargaarka deg-degga ah iyo qaabka ka hortaga aafooyinka.<\/p>\n<p>Mudane Maxamuud Macallim ayaa WFP uga mahadceliyay dadaalka aan hagarta lahayn ee 30 kii sano ee la soo dhaafay ay dalka ka wadday Iyo wada shaqeeynta wanaagsan ee kala dhaxeeysa Hay&#8217;adda maareynta musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay\u2019adda maaraynta musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay madaxa WFP ee Soomaaliya mudane El-Khidir Daloum. Labada dhinac ayaa kawada hadlay adkeynta wada shaqeynta SoDMA iyo WFP, arrimaha maareynta xaaladda xilli roobaadka El-Ni\u00f1o oo Hay\u2019adda SoDMA qayb wayn ka gaysatay wacyigalinta iyo digniinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":500450,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500449","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500449","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500449"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500449\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500451,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500449\/revisions\/500451"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500450"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500449"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500449"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500449"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}