{"id":500417,"date":"2023-10-31T13:53:06","date_gmt":"2023-10-31T10:53:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500417"},"modified":"2023-10-31T15:09:00","modified_gmt":"2023-10-31T12:09:00","slug":"raiisul-wasaare-xamse-dowlad-aan-dastuurkeedu-dhammeystirneyn-dowlad-ma-noqon-karto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-dowlad-aan-dastuurkeedu-dhammeystirneyn-dowlad-ma-noqon-karto\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse: Dowlad aan dastuurkeedu dhammeystirneyn dowlad ma noqon karto"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra&#8217;iisul wasaaraha XFS, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in uu dalku u baahan yahay dastuur dhamays tiran si aan cagaheenna isugu taagno, una noqonno dowlad buuxda.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaare Xamse&#8221; Dowlad aan dastuurkeedu dhammeystirneyn dowlad ma noqon karto, waxaan u baahanahay inaan dhammeystirno dastuurka&#8221;.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaare Xamse oo ka hadlayay shir ku saabsanaa doorka muhiimka ah ee culimada Islaamka ay ku leeyihiin nabadda iyo dib u heshiisiinta ayaa intaa ku in culimadu ay ka qayb qaataan sidii loo dhamaystiri lahaa dastuurka dalka.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha dalka ayaa sheegay in dastuur dhamaystiran uu caddeyn u yahay dowladnimo buuxda maaddaama aynu halgan usoo marnay deyn cafinta iyo in nalaga qaado cuna qabataynta hubka oo aynu dedaal weyn ugu jirno.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra&#8217;iisul wasaaraha XFS, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in uu dalku u baahan yahay dastuur dhamays tiran si aan cagaheenna isugu taagno, una noqonno dowlad buuxda. Ra&#8217;iisul wasaare Xamse&#8221; Dowlad aan dastuurkeedu dhammeystirneyn dowlad ma noqon karto, waxaan u baahanahay inaan dhammeystirno dastuurka&#8221;. Ra&#8217;iisul Wasaare Xamse oo ka hadlayay shir ku saabsanaa doorka muhiimka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":500422,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500417","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500417","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500417"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500420,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500417\/revisions\/500420"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500422"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}