{"id":500398,"date":"2023-10-31T11:45:20","date_gmt":"2023-10-31T08:45:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500398"},"modified":"2023-10-31T11:45:20","modified_gmt":"2023-10-31T08:45:20","slug":"raiisul-wasaare-xamsa-oo-sheegay-in-ay-taageerayaan-ganacsiyada-gaarka-loo-leeyahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-sheegay-in-ay-taageerayaan-ganacsiyada-gaarka-loo-leeyahay\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in ay taageerayaan ganacsiyada gaarka loo leeyahay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in ahmiyad aad u weyn uu dhaqaalaha dalka u leeyahay ganacsiga gaarka loo leeyahay.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha oo ka hadlayay shirweynaha dhiirigelinta wax soo saarka dalka ee lagu qabtay muqdisho ayaa intaasi ku daray in ay ganacsatadu door aad u weyn ka qaataan kobaca dhaqaalaha dalka maaddaama ay 90%-kiiba yihiin canshuur bixiyayaal kaalin fiican ku leh daqliga dowladda.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumadda Dan-Qaran ay ka go&#8217;an tahay dhiiri gelinta, taageerada, suuq u raadinta, toosiso, shuruucna u samayso ganacsiyada gaarka loo leeyahay, maaddaama ay laf-dhabar u yihiin dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>&#8220;Haddiiba aan dhaqaale ka hadlayno, suuq xor ah ka hadleyno, waxaa qasab ah in aynu xoogga saarno ganacsiyada gaarka loo leeyahay, inaan cayilinno, inaan ilaalinno, taageerno, suuq u raadinno, shuruuc u dejinno, aan toosinno waa lagama maarmaan&#8221;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in ahmiyad aad u weyn uu dhaqaalaha dalka u leeyahay ganacsiga gaarka loo leeyahay. Ra&#8217;iisul Wasaaraha oo ka hadlayay shirweynaha dhiirigelinta wax soo saarka dalka ee lagu qabtay muqdisho ayaa intaasi ku daray in ay ganacsatadu door aad u weyn ka qaataan kobaca dhaqaalaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":500407,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500398","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500398","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500398"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500408,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500398\/revisions\/500408"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500407"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}