{"id":500395,"date":"2023-10-31T10:55:14","date_gmt":"2023-10-31T07:55:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500395"},"modified":"2023-10-31T10:55:14","modified_gmt":"2023-10-31T07:55:14","slug":"hayadda-sodma-oo-aqoon-is-weydaarsi-ku-saabsan-gurmadka-fatahaadaha-ku-qabatay-degmooyin-ka-tirsan-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-sodma-oo-aqoon-is-weydaarsi-ku-saabsan-gurmadka-fatahaadaha-ku-qabatay-degmooyin-ka-tirsan-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda SoDMA oo aqoon is-weydaarsi ku saabsan gurmadka fatahaadaha ku qabatay degmooyin ka tirsan Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Guddoomiye ku xigeenka Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa daah furay Aqoon is-weeydaarsi wada tashi saddax maalin ah oo ku saabsan qorshaha gurmadka fatahaadaha degmooyinka Baladweyne iyo Jowhar ee maamul gobaleedka Hirshabeelle, kuwaas oo u nugul in ay fatahaado qataro ka dhalan karaan ay ka dhacdo xilli roobaadka iyo sidii loogu diyaar garoowo lahaa farsamo iyo agab ahaan.<\/p>\n<p>Aqoon is-weeydaarsigani waxaa soo qaban qaabiyay Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka waaxda yareeynta Khataraha musiibooyinka waxaana ka taaba gelinaya Hay\u2019adda Cuntada Aduunka (FAO).<\/p>\n<p>Aqoon-is-weydaarsigani waxaa ka soo qayb galay Hey&#8217;adaha SoDMA, Saraakiil ka kala socday xafiisyada guddoomiyaha labada degmo ee Baladweyne &#8211; Jawhar iyo Xafiisyada labada duq Magaalo ee degmooyinka Baladweyne iyo Jawhar ee gobalada Hiiraan iyo Shabeellada dhexe.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka ayaa Xusay in wadatashigan yahay mid muhiim ah oo Hay\u2019adda SoDMA bixisay Dadaal dheeraad ah oo wacyigii hore wax ka duwan oo bulshada lagu dhisiyo, sidoo kalan ay dowlada ku sameeysay qorshooyin lagu yareen karo khataraha looguna jawaabi karo si degdeg ah.<\/p>\n<p>Ugu danbeey Guddoomiye Dr. Axmed ayaa kula dardaarmay ka qaybgalayaasha in ay galiyaan Waqti, sidoo kalana wax badan ka kororsadaan iyaga oo kula laabanaya labada Degmo ee Baladweyne iyo Jowhar oo ah kuwa ugunugul fatahaada, laga filanayo wadatashigan in ay wax fiican ka soo baxaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Guddoomiye ku xigeenka Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa daah furay Aqoon is-weeydaarsi wada tashi saddax maalin ah oo ku saabsan qorshaha gurmadka fatahaadaha degmooyinka Baladweyne iyo Jowhar ee maamul gobaleedka Hirshabeelle, kuwaas oo u nugul in ay fatahaado qataro ka dhalan karaan ay ka dhacdo xilli roobaadka iyo sidii loogu diyaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":500396,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500395","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500395","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500395"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500395\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500397,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500395\/revisions\/500397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500396"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500395"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500395"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500395"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}