{"id":500350,"date":"2023-10-30T14:08:15","date_gmt":"2023-10-30T11:08:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500350"},"modified":"2023-10-30T14:11:17","modified_gmt":"2023-10-30T11:11:17","slug":"wasiir-maxamed-barre-oo-magacaabay-guddiga-qaban-qaabada-ciyaaraha-dg-ssc-khaatumo-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-maxamed-barre-oo-magacaabay-guddiga-qaban-qaabada-ciyaaraha-dg-ssc-khaatumo-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Wasiir Maxamed Barre oo magacaabay guddiga qaban qaabada Ciyaaraha DG, SSC Khaatumo &#038; gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa magacaabay Guddiga Qaban Qaabada Ciyaaraha Dowlad Gobaleedyada, SSC Khaatumo iyo Gobolka Banaadir 2023-2024.<\/p>\n<p>Guddigaan uu maanta magacaabay Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha ayaa ka shaqeyn doona qaban qaabada tartankaan oo lagu wado in magaalada Muqdisho lagu qabto bartamaha bisha December ee 2023.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa ka kooban todobo xubnood kuwaas oo ay ku jiraan guddoomiyaha guddiga oo loo magacaabay Cabdiraxiin Warsame Diiriye, halka guddoomiye ku xigeenka guddiga laga dhigay Axmed Faarax Taqal.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/396273412_726130789561659_8458052263620012945_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=5f2048&amp;_nc_ohc=vbQrekqsvY4AX9nz-Mm&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfBsBYYz3wzta9f4ppe6FUrplNlV5GF2stZ9UDTN0GdtDQ&amp;oe=6544690D\" alt=\"May be an image of ticket stub and text\" \/><\/p>\n<p><strong> <img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/396215131_726130819561656_3213297362698501775_n.jpg?_nc_cat=106&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=5f2048&amp;_nc_ohc=j0X9D0GUXmsAX-TD-Kx&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfDwpC9sdBV2GpEXIx2LNW4UiAmK-1BMHkm7fKW0gsPssA&amp;oe=65438963\" alt=\"May be an image of text that says 'Waajibaadka Gudiga Waajibaadka Guddiga Qaban qaabada Ciyaaraha Dowlad Goboleedyada, SSC Khaatumo &amp; Gobolka Banaadir: 1. Meelmarinta iyo fulinta howlaha loo idmaday. 2. Diyaarinta miisaaniyadda baxaysa Qabashada Tartanka. 3. Isku duwidda iyo habsami socodka tartanka Ciyaaraha Dowlad Goboleedyada, Khaatumo &amp; Gobolka Banaadir. 4. Kormeerka iyo dabagalka habsami socodka tartanka. Usoo gudbinta xafiiska Wasiirka Warbixinada iyo habsami socodka tartanka Ciyaaraha. Shaqo wacan umbo umboMl Xil. Maxamed Barn Maxamuud Wasiirka Vasaar Email- inister@moys.gov.so\/ infoRmoys. Website moys.gov.so Mogadishu- Somalia'\" \/><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa magacaabay Guddiga Qaban Qaabada Ciyaaraha Dowlad Gobaleedyada, SSC Khaatumo iyo Gobolka Banaadir 2023-2024. Guddigaan uu maanta magacaabay Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha ayaa ka shaqeyn doona qaban qaabada tartankaan oo lagu wado in magaalada Muqdisho lagu qabto bartamaha bisha December ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":500351,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500350","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500350","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500350"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500350\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500353,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500350\/revisions\/500353"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500351"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500350"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500350"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500350"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}