{"id":500336,"date":"2023-10-30T12:53:24","date_gmt":"2023-10-30T09:53:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500336"},"modified":"2023-10-30T13:29:37","modified_gmt":"2023-10-30T10:29:37","slug":"wasiirka-wasaaradda-batroolka-xfs-oo-kulan-la-qaatay-kuxigeenka-ergeyga-xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobay-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-wasaaradda-batroolka-xfs-oo-kulan-la-qaatay-kuxigeenka-ergeyga-xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobay-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Wasaaradda Batroolka XFS oo kulan la qaatay kuxigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka MacdantaXFS Mudane Dr. Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahna Iskuduwaha Gargaarka Bini\u2019aadanimada George Conway.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ergayga kala hadlay arrimaha khuseeya mudnaanta Soomaaliya ee dhinacyada horumarinta gargaarka bini&#8217;aadantinimo Iyo amniga.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta<br \/>\nXFS Mudane Dr. Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa la wadaagay ergayga sida ay uga go&#8217;an tahay Dowladda Soomaaliya in ay gaarto yoolka saafiga ah 2050 iyada oo isla markaa la horumarinaayo soo saarida shidaalka (hydrocarbon).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-500337\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1698659793686-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1698659793686-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1698659793686.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-500338\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1698659788384-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1698659788384-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1698659788384.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka MacdantaXFS Mudane Dr. Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahna Iskuduwaha Gargaarka Bini\u2019aadanimada George Conway. Wasiirka ayaa ergayga kala hadlay arrimaha khuseeya mudnaanta Soomaaliya ee dhinacyada horumarinta gargaarka bini&#8217;aadantinimo Iyo amniga. Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta XFS Mudane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":500337,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500336","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500336","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500336"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500336\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500348,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500336\/revisions\/500348"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500337"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}