{"id":500155,"date":"2023-10-27T09:23:58","date_gmt":"2023-10-27T06:23:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500155"},"modified":"2023-10-27T09:23:58","modified_gmt":"2023-10-27T06:23:58","slug":"sheekh-aadan-madoobe-oo-kulan-la-qaatay-jaaliyadda-soomaalida-ee-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-kulan-la-qaatay-jaaliyadda-soomaalida-ee-mareykanka\/","title":{"rendered":"Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaalida ee Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda\u00a0 Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Mareykanka<\/p>\n<p>Qaar kamid ah maamulka Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Magalada\u00a0 Washington ayaa waxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdigiisa la wadaageen xaaladda guud ee dadka Soomaalida iyo kaalinta ay ka qaataan haddeey ahaan laheyd dhinacyada horumarka \u00a0ee ka socda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo gunnaanadka kulanka ka hadlay ayaa boggaadiyay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Mareykanka,isagoo ku booriyay in ay gacan ka geystaan dadaalka loogu jiro horumarinta dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-500157 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/sh4.png\" alt=\"\" width=\"1030\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/sh4.png 1030w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/sh4-300x199.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/sh4-1024x678.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/sh4-768x509.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/sh4-330x220.png 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/sh4-860x569.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1030px) 100vw, 1030px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda\u00a0 Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Mareykanka Qaar kamid ah maamulka Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Magalada\u00a0 Washington ayaa waxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdigiisa la wadaageen xaaladda guud ee dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":500156,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500155","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500158,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500155\/revisions\/500158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}