{"id":500148,"date":"2023-10-26T21:14:38","date_gmt":"2023-10-26T18:14:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500148"},"modified":"2023-10-26T21:16:05","modified_gmt":"2023-10-26T18:16:05","slug":"xisaabiyaha-guud-ee-dowladda-oo-golaha-wasiirrada-horgeeyey-warbixinta-sanad-maaliyadeedka-2022","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xisaabiyaha-guud-ee-dowladda-oo-golaha-wasiirrada-horgeeyey-warbixinta-sanad-maaliyadeedka-2022\/","title":{"rendered":"Xisaabiyaha guud ee dowladda oo Golaha Wasiirrada horgeeyey warbixinta sanad maaliyadeedka 2022"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Anas, ayaa horgeeyey golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya warbixinta sanad maaliyadeedka 2022 oo ah mid ahmiyad gaar ah u leh dalka iyo nidaamka dhaqaalaha wadanka.<\/p>\n<p>Akhrin iyo falanqeyn dheer ka dib golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey warbixinta xisaab xirka sanad maaliyadeedka 2022-ka ee uu soo gudbi Xisaabiyaha Guud ee dowladda Mudane Anas.<\/p>\n<p>Xisaab xir si rasmi ah loo horgeeyo Golayaasha Dowladda waxaa wadanka ugu dambeysey sanadkii 2017-kii iyada oo wixii intaas ka dambeeyey aan la sameen wax xisaab xir ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Anas, ayaa horgeeyey golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya warbixinta sanad maaliyadeedka 2022 oo ah mid ahmiyad gaar ah u leh dalka iyo nidaamka dhaqaalaha wadanka. Akhrin iyo falanqeyn dheer ka dib golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey warbixinta xisaab xirka sanad maaliyadeedka 2022-ka ee uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":500151,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500148","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500148","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500148"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500148\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500152,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500148\/revisions\/500152"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500151"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}