{"id":500016,"date":"2023-10-25T09:17:35","date_gmt":"2023-10-25T06:17:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=500016"},"modified":"2023-10-25T16:28:47","modified_gmt":"2023-10-25T13:28:47","slug":"horjooge-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjooge-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka\/","title":{"rendered":"Horjooge ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka"},"content":{"rendered":"<p>Xuddur-(SONNA)-Muqtaar Maxamed Isxaaq (Rabaani ) oo ahaa Horjoogihii Jabhada ee Gobalka Bokool ayaa saaka isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 46-aad Ee Guutada 8-aad Qeybta 60-aad CXDS eeuu\u00a0fadhigoodu yahay deegaanka Goof Gaduud Buurey.<\/p>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Horjooge Muqtaar ayaa tababar kusoo qaatay deegaanka Kuntu-waarey ee gobalka Shabeelaha Hoose, sidoo kale Wuxuu ka tirsanaa Jabhadaha waxa uuna ku jirey muddo 3-sano ah.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Intii uu ku jirey kooxda Khawaarijta Muqtaar ayaa sheegey in uu ka qayb qaatay dagaalo badan, waxa uuna shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ay iska cafiyaan.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xuddur-(SONNA)-Muqtaar Maxamed Isxaaq (Rabaani ) oo ahaa Horjoogihii Jabhada ee Gobalka Bokool ayaa saaka isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 46-aad Ee Guutada 8-aad Qeybta 60-aad CXDS eeuu\u00a0fadhigoodu yahay deegaanka Goof Gaduud Buurey. Horjooge Muqtaar ayaa tababar kusoo qaatay deegaanka Kuntu-waarey ee gobalka Shabeelaha Hoose, sidoo kale Wuxuu ka tirsanaa Jabhadaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":500017,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-500016","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500016","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=500016"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500016\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500068,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/500016\/revisions\/500068"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500017"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=500016"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=500016"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=500016"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}