{"id":499998,"date":"2023-10-24T14:13:30","date_gmt":"2023-10-24T11:13:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499998"},"modified":"2023-10-24T14:13:30","modified_gmt":"2023-10-24T11:13:30","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-sheegay-in-ay-ka-goan-tahay-dardar-gelinta-arrimaha-wax-soo-saarka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-sheegay-in-ay-ka-goan-tahay-dardar-gelinta-arrimaha-wax-soo-saarka-dalka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo sheegay in ay ka go\u2019an tahay dardar gelinta arrimaha wax-soo-saarka dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare ku Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka Golaha Sugidda Cunnada iyo isbeddelka cimillada ee heer Wasiir.<\/p>\n<p>Shirkan oo ah midkii labaad ee ay yeeshaan Golaha Sugidda Cunnada iyo isbeddelka Cimilada ayaa looga hadlay sidii dalku u gaari lahaa isku filnaansho dhanka cunnada ah iyo sidii wax looga qaban lahaa isbeddelka oo saamayn ballaaran ku leh shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay sida ay Xukuumadda Dan-Qaran uga go\u2019an tahay dardar gelinta arrimaha la xiriira wax-soo-saarka iyo sidii shacabka Soomaaliyeed ula soo bixi lahaayeen dalagga dalka isla markaana uga faa\u2019ideysan lahaayeen khayraadka noocyada badan ee dalkeenna ceegaaga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare ku Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka Golaha Sugidda Cunnada iyo isbeddelka cimillada ee heer Wasiir. Shirkan oo ah midkii labaad ee ay yeeshaan Golaha Sugidda Cunnada iyo isbeddelka Cimilada ayaa looga hadlay sidii dalku u gaari lahaa isku filnaansho dhanka cunnada ah iyo sidii wax looga qaban lahaa isbeddelka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":499999,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499998","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499998","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499998"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":500000,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499998\/revisions\/500000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}