{"id":499977,"date":"2023-10-24T09:12:06","date_gmt":"2023-10-24T06:12:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499977"},"modified":"2023-10-24T09:12:38","modified_gmt":"2023-10-24T06:12:38","slug":"guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-shiinaha-u-fadhiya-soomaaliya-mr-fei-shengchao","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-shiinaha-u-fadhiya-soomaaliya-mr-fei-shengchao\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha hay\u2019adda SoDMA oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan u jeedkiisu yahay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya labada dalka gaar ahaan gargaarka bini\u2019aadannimo la qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr Fei Shengchao.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha SoDMA ayaa uga mahad-celiyey dowladda Shiinaha kaalintooda wax-ku-oolka ah ee ay ka gaysanayaan wax ka qabashada mushkiladda abaaraha, fatahaadaha iyo guud ahaan musiibooyinka bani\u2019aadannimo ee dalkeenna ka jira.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda SoDMA ayaa hormuud u ah dadaalllada loogu diyaar garoobayo cimillada El-nino oo laga yaabo in ay saameeyo ilaa hal milyan oo qof oo ku nool dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan u jeedkiisu yahay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya labada dalka gaar ahaan gargaarka bini\u2019aadannimo la qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr Fei Shengchao. Guddoomiyaha SoDMA ayaa uga mahad-celiyey dowladda Shiinaha kaalintooda wax-ku-oolka ah ee ay ka gaysanayaan wax ka qabashada mushkiladda abaaraha, fatahaadaha iyo guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":499978,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499977","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499977","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499977"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499980,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499977\/revisions\/499980"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499978"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}