{"id":499927,"date":"2023-10-23T09:54:49","date_gmt":"2023-10-23T06:54:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499927"},"modified":"2023-10-23T09:55:43","modified_gmt":"2023-10-23T06:55:43","slug":"guddoomiyaha-gobolka-banaadir-iyo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-daah-furay-barnaamijka-dalkaaga-ugu-hiili-hal-dollar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-banaadir-iyo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-daah-furay-barnaamijka-dalkaaga-ugu-hiili-hal-dollar\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga oo daah-furay Barnaamijka dalkaaga ugu hiili hal Dollar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay barnaamijka dalkaaga ugu hiili hal Dollar oo ay muwaadiniinta Soomaaliyeed uga qeyb qaadanaayan halganka dib u xoreynta dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiya &#8220;Madaale&#8221;ayaa sheegay in guuda ahaan Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan looga baahanyahay garab istaaga geesiyaasha dhiigooda u huray xoreynta dalka,waxa u sheegay in la sameeyay Akoonno\u00a0 ay shacbka kusoo diri karaan lacagaha Taakuleynta ah ee geesiyaasha xoogga dalka lagu garab istaagayo,islamarkaana mar-walaba Bulshada lala socodsiin doono lacagaha ay soo diraan,sidii loogu talagalayna loo mareeyn doono sida uu guddoomiyaha gobolka Banaadir uu yiri<\/p>\n<p>&#8220;Ciidanka Soomaaliyeed ee xabbada isku dhigayo ee naftiisa bixinayo in aan u kaalmeyn waayno oo garab istaag u muujin waayno anaga ayay nasiib darro nagu noqoneysaa,balsa waxaan aaminsanahay in Shacabka Soomaaliyeed ay maanta yihiin kuwaa ku dhiiran oo u soo jeeda garab istaaga geesiyaasha Qaranka&#8221;sidaa waxa yiri Guddoomiye Madaale<\/p>\n<p>Sidoo kale kulan waxaa goobjoog ahaa Mas&#8217;uuliyiin katirsan dowladda oo uu qeyb ka ahaa taliyaha ciidanka xoogga iyo sarakiil kale,kuwaa oo dhammaan tilmaamay sida ay muhiimka u tahay garb istaaga ciidanka Qaranka ee dagaalka adag kula jira khawaarijta.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka XDS Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa ugu baaqay muwaadniinta Soomaaliyeed in ay garab istaagaan geesiyaasha ciidamada Qaranka ee had iyo jeer naftooda iyo dhiigooda u huraya nabadda iyo Qarannimada ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay barnaamijka dalkaaga ugu hiili hal Dollar oo ay muwaadiniinta Soomaaliyeed uga qeyb qaadanaayan halganka dib u xoreynta dalka. &nbsp; Guddoomiya &#8220;Madaale&#8221;ayaa sheegay in guuda ahaan Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan looga baahanyahay garab istaaga geesiyaasha dhiigooda u huray xoreynta dalka,waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":499928,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499927","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499927","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499927"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499927\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499930,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499927\/revisions\/499930"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499928"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499927"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499927"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499927"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}