{"id":499911,"date":"2023-10-22T21:25:48","date_gmt":"2023-10-22T18:25:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499911"},"modified":"2023-10-22T21:25:48","modified_gmt":"2023-10-22T18:25:48","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-ee-bjfs-oo-gaaray-magaalada-washington","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-ee-bjfs-oo-gaaray-magaalada-washington\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo gaaray magaalada Washington"},"content":{"rendered":"<p>Washington DC-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu Hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Washington ee caasimadda dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dulles ee magalada Washington ku soo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Diblomaasiyiinta Safaarada Soomaaliya ee dalka Mareykanka, inta\u00a0 uu ku sugan yahay dalka Mareykanka Guddoomiyaha ayaa waxaa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda ugu sareeysa ee Aqalka Golaha Wakiilada dalka Mareykanka.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231022_212413_132.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington DC-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu Hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Washington ee caasimadda dalka Mareykanka. Guddoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dulles ee magalada Washington ku soo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Diblomaasiyiinta Safaarada Soomaaliya ee dalka Mareykanka, inta\u00a0 uu ku sugan yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":499912,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1061],"class_list":{"0":"post-499911","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-guddoomiyaha-golaha-shacabka-ee-bjfs-oo-gaaray-magaalada-washington"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499911"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499913,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499911\/revisions\/499913"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499912"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}