{"id":499903,"date":"2023-10-22T18:50:15","date_gmt":"2023-10-22T15:50:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499903"},"modified":"2023-10-22T18:50:15","modified_gmt":"2023-10-22T15:50:15","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-kormeeray-fariisimaha-ciidamada-qalabka-sida-ee-magaalada-xudur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-kormeeray-fariisimaha-ciidamada-qalabka-sida-ee-magaalada-xudur\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormeeray fariisimaha ciidamada qalabka sida ee magaalada Xudur"},"content":{"rendered":"<p>Xudur-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wasiirka amniga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka xoogga dalka ayaa kormeer ku tagay fadhiyada Ciidanka qalabka sida ay ku leeyihiin magaalada Xuddur ee gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Wasiirka Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo mas\u2019uuliyiintii wehlisay oo la hadlay Qalabka Sida ayaa ku dhiiragaliyay shaqada adag ay u hayaan Ummadda Soomaaliyeed, iyaga oo sheegay in loo baahan inay sii laba-laaban maadama xilligan lagu jiro dagaal ka dhan ah cadowga khawaarijta oo la doonayo in dalka looga sifeeyo.<\/p>\n<p>Ciidamada qalabka sida ee kuu sugan fadhiyada kala duwan magaalada Xudur ee gobolka Bakool ayaa shaqo xooggan ka qabtay dhanka sugida amniga, iyaga oo haatanna u diyar garoobaya dagaalka lagu ciribtirayo kooxda gabalkeedu dhacay ee khawaarijta iyo wajiga labaad dagaalka.<\/p>\n<p>\u201cIn horumar la gaarsiiyo magaaladdan iyo deeggaannada ku teegsan, bulshadda ku noolna ay hesho adeeg dowladeed oo dhameystiran cida hortaagan waa kooxda gabalkeedu dhacay, in dadka danta yar ay helaan adeeg caafimaad iyo nolol dhameystiranba cida u diidan waa khawaarijta, waxa kaliya ee noo furanna waa inaan ka xorreyno shacabkeenna dhiig-miiratada la haray\u201d ayuu yiri wasiirka Cabduqaadir Maxamed Nuur.<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499904\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_00_25_16.Still001.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_00_25_16.Still001.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_00_25_16.Still001-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_00_25_16.Still001-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_00_25_16.Still001-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_00_25_16.Still001-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_00_25_16.Still001-860x484.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499905\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_00_36_10.Still002.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_00_36_10.Still002.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_00_36_10.Still002-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_00_36_10.Still002-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_00_36_10.Still002-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_00_36_10.Still002-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_00_36_10.Still002-860x484.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499906\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_01_27_08.Still004-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_01_27_08.Still004-1.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_01_27_08.Still004-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_01_27_08.Still004-1-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_01_27_08.Still004-1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_01_27_08.Still004-1-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_01_27_08.Still004-1-860x484.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499907\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_01_14_17.Still003.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_01_14_17.Still003.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_01_14_17.Still003-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_01_14_17.Still003-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_01_14_17.Still003-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_01_14_17.Still003-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WARKA-GASHANDHIGA-HUDUR.mp4.00_01_14_17.Still003-860x484.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xudur-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wasiirka amniga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka xoogga dalka ayaa kormeer ku tagay fadhiyada Ciidanka qalabka sida ay ku leeyihiin magaalada Xuddur ee gobolka Bakool. Wasiirka Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo mas\u2019uuliyiintii wehlisay oo la hadlay Qalabka Sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":499906,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1060],"class_list":{"0":"post-499903","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-kormeeray-fariisimaha-ciidamada-qalabka-sida-ee-magaalada-xudur"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499903","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499903"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499908,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499903\/revisions\/499908"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}