{"id":499833,"date":"2023-10-22T09:27:39","date_gmt":"2023-10-22T06:27:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499833"},"modified":"2023-10-22T09:27:39","modified_gmt":"2023-10-22T06:27:39","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-sheegay-in-khawaarijta-sanad-gudihiis-laga-xoreyay-dhul-gaarayo-in-ka-badan-kun-km","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-sheegay-in-khawaarijta-sanad-gudihiis-laga-xoreyay-dhul-gaarayo-in-ka-badan-kun-km\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS oo sheegay in khawaarijta sanad\u00a0gudihiis laga xoreyay dhul gaarayo in ka badan kun KM"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dagaalka tooska ah ee lagu ciribtirayo Khawaarijta ayaa isna si qorsheysan oo aan hakad lahayn muddo sanad ka badan uga socda dhammaan dowlad goboleedyada dalka kaas oo saameyn xoog leh ku yeeshay khawaarijtii ku dhuumaaleysan jirtay gobollada dalka.<\/p>\n<p>Dhul ka badan In ka badan Kun KM ayaa sanad gudihiis looga laga ciribtiray Khawaarijta waxaana intaas dheer in ka badan 120 isugu jira deegaanno iyo degmooyin ayaa soo galay gacanta dowladda welina waxaa socda baacsiga lagu hayo firxadka kooxda khawaarijta.<\/p>\n<p>Degmooyinka iyo deegaannada laga xorreeyay Khawaarijta waxaa ka mid ah oo aan tusaale u soo qaadan karnaa hadii gobal gobal aan u dul istaagno:-<\/p>\n<p>Gobolka Hiiraan waxaa la xoreeyay \u00a0<b>25 deegaano iyo magaalooyin isugu jira<\/b><\/p>\n<p>Shabeellaha Dhexe waxaa la xoreeyay\u00a0 <b>21 deegaano iyo magaalooyin isugu jira<\/b><\/p>\n<p>Galgaduud waa waxaa la xoreeyay\u00a0 <b>20 deegaano iyo magaalooyin isugu jira<\/b><\/p>\n<p>Mudug waa waxaa la xoreeyay\u00a0 <b>25 deegaano iyo magaalooyin isugu jira<\/b><\/p>\n<p>Shabellaha Hoose waa waxaa la xoreeyay\u00a0 <b>10 deegaano iyo magaalooyin isugu jira<\/b><\/p>\n<p>Jubbaland waa waxaa la xoreeyay\u00a0 <b>20 deegaano iyo magaalooyin isugu jira<\/b><\/p>\n<p>Hawlgallada iyo dagaallada tooska ah oo sanad jirsaday waxaa sidoo kale lagu dilay saddex kun toddobo boqol sagaashan iyo shan oo Maleeshiyaad (3,795) iyo horjoogeyaal sare oo khawaarijta muhiim u ahaa kuwaas oo ka mdi ahaa dhaxal sugihii kooxda Cabdullaahi Nadiir, waxaana tirade guud ee horjoogeyaashu gaareysa gaaraya (57). Waxaa lagu burburiyay 73 Saldhig oo khawaarijta fariisin u ahayd iyo (68) shabakadood oo noocyo kala duwan u abaabulnaas.<\/p>\n<p>Waxaa laga yaabaa dadkeenu inay is waydiiyaan maxaa loo arki waayay Geerida Khawaarijta soo gaarta. Laakiin taasi waxaa jawaab u ah hal hayska dadkeena ee ah Geeridu waxay ku roontahay Geel jire iyo qof aadan aqoon oo loola jeedo Geeridu ku xanuujisa inay tahay mida kuu dhow iyo qofka aad garanayso.<\/p>\n<p>Khawaarijtu waxay soo dagaal galiyaan caruur iyo dad ay qaldeen oo ayaga iyo waalidiintooda ay kala jareen ama aanan wax xiriir ah la hayn, waxaana taas ka sii daran markii la laayo dadkaas ay soo qaldeen waxay geeridooda ka qariyaan dadkooda si xanuunkooda aanan loo arkin.<\/p>\n<p>Dowladda Somalia waxay bogaadinaysaa waalidiinta Soomaaliyeed ee hadda ubadkooda kala soo cararay meelaha yar ee ku harsanyihiin kuwaasi oo arkay sida arxan darada ah ee dabka loogu shubay dadkoodii hadana aanan dan laga lahayn geeridooda iyo noloshooda.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya iyo dadka Soomaaliyeed waxay ka warhaayaan deegaanada ay khawaarijtu Xabaad wadareedyada ay ka sameeyeen, waliba ayaga oo aanan asturin dadkii laga laayay inay xaabalaha qaar boqol boqol ugu shubeen sidii qashinkii,hadalkaa\u00a0 waxaa shir jaraa&#8217;id uu shalay warbaahinta u qabtay u sheegay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya mudane Daa&#8217;uud Aweys jaamac<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231022_092604_263.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dagaalka tooska ah ee lagu ciribtirayo Khawaarijta ayaa isna si qorsheysan oo aan hakad lahayn muddo sanad ka badan uga socda dhammaan dowlad goboleedyada dalka kaas oo saameyn xoog leh ku yeeshay khawaarijtii ku dhuumaaleysan jirtay gobollada dalka. Dhul ka badan In ka badan Kun KM ayaa sanad gudihiis looga laga ciribtiray Khawaarijta waxaana intaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":499834,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499833","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499833","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499833"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499835,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499833\/revisions\/499835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499834"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}