{"id":499796,"date":"2023-10-21T16:47:38","date_gmt":"2023-10-21T13:47:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499796"},"modified":"2023-10-21T16:47:38","modified_gmt":"2023-10-21T13:47:38","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga dalka oo howlgalo sifeyn ah ka wada deegaanada Caad iyo shabeeloow koonfurta Gobolka mudug"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor ayaa howlgalo qorshayn ka fuliyay dhulka miyiga aa ee u dhaxeeya Deegaanada Caad iyo shabeeloow koonfurta Gobolka mudug<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa dhulka miyigaa ku baacsaday firxadka khawaarijta arxanka daran ee khawaarijta, Ciidamada ayaan wada howlgalo lagu sugayo amniga guud ee deegaanadaan.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka Guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor xoogga Dalka Soomaaliyeed Suulnuuge ayaa hoggaaminayay howlgalka qorshayn ayaa sheegay in ciidamadu ay gudaha u galeen saldhigyo khawaarijta ku dhuumaalaysanayeen oo ku yaala aagga shabeeloow<\/p>\n<p>Kooxda naf la caariga ee Khawaarijta ayaa iskaga cararay saldhiyo ay ku lahaayeen dhulka miyiga ah aagga Caad iyo shabeeloow kadib markii ciidamadu ay sameeyeen howlgal nadiifin ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499797\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-7.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-7.jpg 640w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-7-200x300.jpg 200w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499798\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-1-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499799\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-2-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499800\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-3.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-3-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-3-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-3-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-3-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499801\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-4.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-4.jpg 640w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-4-200x300.jpg 200w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499802\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-5.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-5.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-5-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-5-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-5-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-5-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-5-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499803\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-6.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-6.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-6-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-6-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-6-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-6-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Ciidamada-Xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-Caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-Gobolka-mudug-6-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor ayaa howlgalo qorshayn ka fuliyay dhulka miyiga aa ee u dhaxeeya Deegaanada Caad iyo shabeeloow koonfurta Gobolka mudug Ciidamada ayaa dhulka miyigaa ku baacsaday firxadka khawaarijta arxanka daran ee khawaarijta, Ciidamada ayaan wada howlgalo lagu sugayo amniga guud ee deegaanadaan. Taliye ku xigeenka Guutada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":499802,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1055],"class_list":{"0":"post-499796","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-ciidamada-xoogga-dalka-oo-howlgalo-sifeyn-ah-ka-wada-deegaanada-caad-iyo-shabeeloow-koonfurta-gobolka-mudug"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499796"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499804,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499796\/revisions\/499804"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499802"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}