{"id":499782,"date":"2023-10-21T10:12:43","date_gmt":"2023-10-21T07:12:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499782"},"modified":"2023-10-21T10:13:27","modified_gmt":"2023-10-21T07:13:27","slug":"maxkamadda-ciidamada-qaybta-koonfur-galbeed-oo-fulisay-xukun-dil-ah-ku-fulisay-xubno-hore-dilal-u-geystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-ciidamada-qaybta-koonfur-galbeed-oo-fulisay-xukun-dil-ah-ku-fulisay-xubno-hore-dilal-u-geystay\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada qaybta Koonfur galbeed oo xukun dil ah ku fulisay xubno hore dilal u geystay"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo(SONNA):-Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, Cabduwaaxid Cali Sheekh Aadan oo ka tirsan Militaryga iyo Cabdulaahi Ibraahim Yarow (Borow) oo Booliiska KGS ka tirsan ayaa saaka Baydhabo dusheeda looga Oofiyay dambiyo dhiig daadin ah oo ay hore u galeen.<\/p>\n<p>Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) iyo Cabduwaaxid Cali Sheekh Aadan oo ka tirsan Militaryga ayaa beerta qurun Jiis oo deegaan Dug Baydhabo ku taal ku dhex dilay marxuum Muxudiin \ud835\udde0\ud835\uddee\ud835\ude05\ud835\uddee\ud835\uddfa\ud835\uddf2\ud835\uddf1 Cabdiraxmaan June 18 2018-kii.<\/p>\n<p>Halka Cabdullaahi uu Dilay Isgoowe \ud835\udde0\ud835\uddee\ud835\ude05\ud835\uddee\ud835\uddfa\ud835\uddf2\ud835\uddf1 Aadan Juun sedaxdeedii sanadkan, marxuumka ayaa ahaa farmashiiste isku diyaarinayay guri gal laakiin u dhintay ka doodidda xabad kor loogu riday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo(SONNA):-Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, Cabduwaaxid Cali Sheekh Aadan oo ka tirsan Militaryga iyo Cabdulaahi Ibraahim Yarow (Borow) oo Booliiska KGS ka tirsan ayaa saaka Baydhabo dusheeda looga Oofiyay dambiyo dhiig daadin ah oo ay hore u galeen. Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) iyo Cabduwaaxid Cali Sheekh Aadan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":499783,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499782","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499782","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499782"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499785,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499782\/revisions\/499785"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499783"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}