{"id":499763,"date":"2023-10-20T14:00:59","date_gmt":"2023-10-20T11:00:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499763"},"modified":"2023-10-20T14:08:51","modified_gmt":"2023-10-20T11:08:51","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-sheegay-in-dowladda-ay-ka-goan-tahay-ilaalinta-xorriyadda-warbaahinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-sheegay-in-dowladda-ay-ka-goan-tahay-ilaalinta-xorriyadda-warbaahinta\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS oo sheegay in dowladda ay ka go\u2019an tahay ilaalinta xorriyadda Warbaahinta"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac ayaa ka qeybgalay kulan muhiim ah oo ka dhacay Muqdisho,isla markaana looga hadlaayey badqabka saxafiga iyo sida xorta ah ee ay uga howlgali karaan gudaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka oo ka hadlay kulankaasi ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay ka go\u2019an tahay in la ilaaliyo badqabja saxafiga iyo in si wanagsan saxaafaddu ay uga howlgasho gudaha dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac waxa uu xusay in dowladda ay diyaar u tahay sidii wax looga qaban lahaa caqadaha jira,isagoo intaa raaciyay in ay lagama maarmaan tahay in saxaafadda ay u shaqeyso si xor ah iyado ilalineysa anshaxa saxaafadda.<\/p>\n<p>Mudane Daauud Aweys waxa uu qiray in saxaafaddu ay tahay qeyb muhiim ah,sidaa daraadeedna loo baahan yahay in ay la yimaadaan gudashada waajibaadka ka saran tabinta adeegyada warbaahinta ee ay u hayaan bulshada.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinya waxa uu Kula dardaarmay saxaafiyiinta in ay kobciyaan aqoontooda iyo xirfadaha ay u leeyihiin saxaafadda,wuxuuna ballan qaaday in Saxaafadda xorta ah ay si wanaagsan uga howlgali doonto gudaha dalka<\/p>\n<p>Kulankaasi waxaa mudadii uu socday sidoo ksle looga hadlay ilaalinta xoriyatul-qowlka iyo in la hubiyo badqabka suxuufiyiinta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-499766 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/da-1024x581.png\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"581\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/da-1024x581.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/da-300x170.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/da-768x436.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/da-860x488.png 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/da.png 1196w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac ayaa ka qeybgalay kulan muhiim ah oo ka dhacay Muqdisho,isla markaana looga hadlaayey badqabka saxafiga iyo sida xorta ah ee ay uga howlgali karaan gudaha dalka Soomaaliya. Wasiirka oo ka hadlay kulankaasi ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay ka go\u2019an tahay in la ilaaliyo badqabja [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":499765,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499763","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499763","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499763"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499763\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499769,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499763\/revisions\/499769"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499765"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499763"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499763"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499763"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}