{"id":499700,"date":"2023-10-19T12:40:12","date_gmt":"2023-10-19T09:40:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499700"},"modified":"2023-10-19T12:40:12","modified_gmt":"2023-10-19T09:40:12","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-uga-qayb-gashay-baqdaad-shir-looga-soo-horjeedo-tacadiyada-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-uga-qayb-gashay-baqdaad-shir-looga-soo-horjeedo-tacadiyada-israaiil\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo uga qayb gashay Baqdaad shir looga soo horjeedo tacadiyada Israa\u2019iil"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Wafdi uu hoggaamiyana guddoomiyahaguddiga baarlamaanka Soomaaliya aduunka Saciid Maxamed Maxamuud oo sidoo kale ahna xubin ka tirsan guddiga fulinta midowga baarlamaannada Carabta ayaa ka qeybgalay shirweyne deg-deg ah ee ay yeesheen\u00a0 Midowga Baarlamaannada Carabta ee 35-aad oo lagu qabtay caasimadda dalka Ciraaq ee Baqdaad,kaas oo looga hadlayay qadiyadda dhulka falastiiniyiinta ee ay duqaymaha iyo wareerrada ay ka waddeen ciidanka Israa&#8217;iil ee marinka Gaza.<\/p>\n<p>Saciid Maxamed Maxamuud oo ka hadlay\u00a0 fadhiga ayaa\u00a0 yiri&#8221;Arrinta Falastiin waxay muhiim u tahay dalalka Carabta iyo Islaamka,Laguna canbaareyo gardarrada joogtada ah ee Israa\u2019iil ku hayso dadka rayidka ah ee aan is-difaaci karin,burburinta guryahooda,ilaha biyaha,korontada iyo marka lagu daro barakicinta qasabka ah ee ay Israa\u2019iil ka Sameyneyso marinka Gaza ee go\u2019doonsan,&#8221;<\/p>\n<p>Waxa uu carrabka ku adkeeyay &#8221;In golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo uu ugu horeeyo\u00a0 Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) uu uga mahadcelinaya guddoomiyaasha baarlamaannada Carabta sida ay u ajiibeen baaqa ah in ay u istaagaan sidii ay u garab istaagi lahaayeen walaalaheen reer Falastiin ee lagu gumaadayo gardarada.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Wafdi uu hoggaamiyana guddoomiyahaguddiga baarlamaanka Soomaaliya aduunka Saciid Maxamed Maxamuud oo sidoo kale ahna xubin ka tirsan guddiga fulinta midowga baarlamaannada Carabta ayaa ka qeybgalay shirweyne deg-deg ah ee ay yeesheen\u00a0 Midowga Baarlamaannada Carabta ee 35-aad oo lagu qabtay caasimadda dalka Ciraaq ee Baqdaad,kaas oo looga hadlayay qadiyadda dhulka falastiiniyiinta ee ay duqaymaha iyo wareerrada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":499703,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499700","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499700"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499700\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499704,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499700\/revisions\/499704"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499703"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}